Maxamad.daahir

Maxamad.daahir

Share

Kani wuxu aha adon danbi badan hadi ad meshisa timado isagon ifkan dulsaarnayn ilahay naxaris uwaydii

09/09/2025

if you See A Big Smile There's A Really Pain Behind that Smile🖤💔

27/06/2025

Sheikh Mustafe Xaaji ismail❤️

17/02/2025
Photos from Maxamad.daahir's post 05/07/2024

FIKIRKAN MAKULA QUMAN YAHAY?

Kadib Bur_Burkii Dalka 1991 inta Badan Somalia waxey gashay xaalad aad u, adag markii laga reebo Somaliland oo ku dhawaaqday inay ka Go,day Somalia inteeda kale sababo la xidhiidha Dhibaato badan oo kaga Timid dawladii Dhexe
Lkn sababo la xidhiidha Tastuurka SOMALIA oon aanay Ku jirin Gooni, ugoosad. Somaliland Maynan Helin ictiraaf Caalami ah Hadda oo Sodon iyo dhawr Sano Laga Joogo Xiligii ay Somaliland Ku dhawaaqdey Gooni ugoosadka Somaliland na ayna Wali Helin ictiraafkay Raadinaysay Waxaa Aad uxoogaystay Colaada ay Somaliland Dawlada Dhexe uqaadey Wakhtigii 1987dii Xiligaas oo Sicad Diyaaradihii Dagaal ee Dalka Loogu Rusheeyay shacabka Reer Hargaisa

Hadaba Hadda Xalku Muxuu yahy ?

Aniga siduu iila Muuqdo Xalku Waa in Marka Uhoraysa Dawldda Faderaalka Somalia 🇸🇴 ay Raali Galin Buuxda Kabixiso wixii Sodon iyo Dhawrsano Kahor Ay Dawladu Kasamaysay Somaliland Labada Dhan Ay Yeeshaan Wada Hadal Dawlada faderaalkuna Ay Aqbasho Shuruud walba Oy Somaliland hor dhigto .
Hadii aan Maanta ahaan lahaa madaxwaynaha Somalia 🇸🇴 waxaan Caasimada Somalia Ka dhigi lahaa Hargeisa waa Hadii ay iga Yeelaan Walaalaha Somaliland Sidoo kale Hadii ay Nacaan Calanka Buluuga ah Maadama uu yahay Calankii Hoostiisa lagu Dulmiyay Waan Badali lahaa ama isagaan Wax ka badali lahaa ama Xitaa hadii ay Diidaan Koodaan ka dhigi lahaa Calanka Guud Ee Somalia .

Adi Maxay kula tahay?

28/08/2023

Sheekoo Gaaban🤏

Waxa Jiray Sadex will Oo saxibo Ah oo wada Dhigan Jiray Dugsi Maalin maalmaha Kamida ayay schoolkii Jareen Kadib Maalinkii imtixaan Ayaa Lagalay Wuuna Dhaafay ardaydii ayaa usheegtay inuu imtixaan Dhaafay markii Loo sheegay inuu imtixaan Dhaafay ayay Tashadeen oy is waydiyeen Nio Maxaan Samaynaa Waxayna isla Qaateen inay Macalinka usheegaan inay Shalay Safar Galeen Wayna utageen waxayna Ku Yiraahdeen Macalin Shalay Safar Ayaan Galnay kadibna Baaburkii ayaa Naga Banjaray ( Naga Xumaaday) oo Sidaas ayuu Dugsiga Nooga Baaqday ee Xal Nooleen
MACALINKII waxa uu Ku Yidhi Wayahay hye imtixaanka Waan idiinku Celinaya iyo Haye ayay Ku Kala Tageen inyar Kabacdi. Way isa Soo Diyaariyeen macalinkiina imtixaanki Wuu udiyaariyay wayna Yimaadeen Kadib macalinkii ayaa Ku Dhahay imtixaanka Waa Diyaare sadex Class Kala Gala Way Kala Galeen , imtixaanku Waxa uu Ka Koobnaa Hal Su,aal Oo ah "Baabuurka Ma Taayirka H**e ayaa idinka Banjaray Mise Ka Danbe"

Mid Kasta wax Gooni ah ayuu Ku Jawaaby😂

Photos from Maxamad.daahir's post 20/08/2023

makacabaneysaa ?
finanka wajiga
haraha wajiga
gududka wajiga
salida wajiga
Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn waxa an kor ku so shegnay
Waxana ka hubnaa tayadeda wax tarkeda 100%
hadi ad u bahan tahay inaga sowac
+251938399232
ama what's up
FG: Mel walba am gobwalba ee ad jogto wan kuku keenaynaa insh aallah

19/08/2023

Mahad oo dhan waxa iska leh kan aduunka Nakeenay Nagana Dhigay kuwa muslimiin ah oo isaga Rumaysan alx Dheh Hadii aad tahay Qof ilahy Ku Galadaystay islaamnimada waayo waxa jira kuwa badan oo aduunka Kugula Nool oon aqoon sababtii loo abuurtay💥☝️

04/06/2023

HAdii aad tahay Qof ilaahay SWT Ku xidhan uma Baahnid inaad Ka cabsato ama Rajayso wax isaga ka hooseya waayo waxaad kacabsanayso iyo adigaba isaga ayaa idin abuuray Kaagana Filan sharkiisa Kaliya isaga Ka cabso oo isaga Rajee oo isaga Tala saaro💙

Fadlan Page ka Like Noosaar Follow na nasoo dheh Mahadsanid 🙏

Photos from Maxamad.daahir's post 21/10/2022

ONLF maaha wuxuu shaqsi tir tiri karo maaha wax uu shaqsi kala qaybin karo ONLF tii ay tirtiri wayday TPLF oo la ogaa dhibaataday marisay lagama yaabo inuu tirtiro shaqsi aan caqli saliim ah iyo aragti siyaasadeed oo dheer midna lahayn Qofka caqligiisu awood usiin waayay inuu garto ow ku cibro qaato wixii dhacay lagama Yaabo inuu caqligiisu awood usiiyo bur burinta ONLF ONLF HADAF AYAY LEEDAHAY ILAA AY KA GAADHO GUUSHEEDANA WAY SOCONAYSAA🙏

W/Q:MMahamed GaraadGMahamed Garaad(ibnugaraad)

19/10/2022

HOOYOOYINKII USOO DAALAY SOMALINIMDA

SOMALI HANOOLAAYO✊💪🇸🇴

Photos from Maxamad.daahir's post 19/10/2022

Dhiig badan ayaa utaatay mujaHidiin badan ayaa unafwaayay sidii Somali galbeed looga Kor qaadi lahaa gumaysiga umadina waxay sharaf leedahay intay taariikhdeeda xasuusantahay in maanta Mawqifkii ay unaf waayeen Kumanyaal mujaahidiin somaliyed kuwa kalana udhaawac meen Hooyooyin badan ugab lameen Caruur badan unaf wayday intii la is ilawsiiyo dhulkii uu gumastuhu kaa haystay oo wali xoog lagu haysto aad tagto oy kugu soo dhaweeyaan Gumaystihii xooga kaaga haystay iyo in ushaqaysta waxay Sharaf dhac ku tahay Guud ahaan Qadiyada somalinimo waxay mooraal Jab ku tahay dhalinyaro badan oo soo kacaysay kuna haminaysay inay arkaan mar,uun calanka Buluuga ah oo jigjiga, dhagax buur fiiq,goday,iyo Qabri dahare arkaan waxay muraaro dilaac kutahay agoontii aabayaashood unaf waayeen Qadiyada somali galbeed Somali way midoobi insha Allah 🙏

✍ibnugaraad🇸🇴

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Somali Galbeed
Jijiga
HHHHH