22/09/2021
HELLO REER MA'ESO
HELLO REER MULLI
HELLO REER GEED OGAAS
HELLO REER AFCASE
HELLO REER MADANE
MR. FU'AD SUGE
Waxaan soo dhaweeynaa Xildhiban Mr.Fuad Suge oo ah " Madaxa Xafiiska Mayarka Dir dhabe" oo ah Musharax Xildhiban heer deegaan una sharaxan Xisbiga Barwaaqo kana sharaxan dagmada Ma'eso gobolka sitti.
Mr.Fuad Suge waxqabadkiisa mid sida dharaarta iskaga cad weye waa masuulka kaliyta ee og inuu masuuliiyada iyo xilka kursiga ugu fadhiyo shacabka soomaaliyeed ee mamulka dir dhabe dhinaca:-
soo dhaweynta
waji furnaanshaha iyo
hawl karnimada shaqada
sida darteen waxqabadka Mr.Fuad Suge mahin mid leyska indho tireyo mahin.
Mr.Fuad Suge waa xubin karti, firfirconi hawlkarnimo ilaahay hibo ku siiyay.
Musharax Xildhiban oo dhamaan shacabka Deegaanka iyo mamulka dire dhabe soo dhaweyneyaan waa masuul qunyar u socod ah oo siyasada dagan oo qabow ugu adeego Mamulka magaalada Dir Dhabe.
Xildhiban ku hada uun mahiine
waligaba ino ahawu xildhaban ayaan leenahay insha Allah.
Mr.Fuad suge ilahay ha kugu asturo xildhibanimada eed iska so sharaxdey Degmada Ma'eso sidu ilhyba kugu asturay xilkaad shacabka uu haysid hada.
Waxaan cod dheer iyo mid gaban ku fariyaa shacabka ku dhaqan Degamada Ma'eso gaar ahaan reer mulli, afcase,geed ogaas,madane inaad Mr.Fu'ad suge codkiina la garab joogsataan insha allah.
Hadii aan yahay xassan al-basri anigoo ku hadleyo luqada iyo afka aqonyahanka iyo Barbaarta gobolka sitti waxaan tageero buuxdo 100% la garab joogto Mr. Fu'ad Suge.
( Written By Hassan Al-basri )