05/02/2024
Waxaa maanta 27/05/2016 T.I oo waafaqsan 05/02/2024 T.M ka furmay dhamaan dugsiyada Magaalada Godey (Kuwa dawladda iyo Kuwa gaarka looleehayba) imtixaamka Teeramka koowaad ee Sanad-dugsiyeedkan aan kujirro.
Imtixaamkan ayaa ah qiimaynta mudadii shanta bilood iyo dheeraadka ahayd ee ay ardadu kujireen wajigan koobaad (First Semister).
Ardada kasoo muuqata kaalmaha h**e ayaa la dhiirra-galin doonaa (Mahadnaq) insha allaah meesha kuwa kaalmaha Dhexe iyo hoose kasoo muuqdana la fari doono inay dadaalaan iyo in si hoose loola socdo si taageero dheeri ah loosiiyo waa siday ukala h**eeyaane (Respectively)