Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga

Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga مؤسسة شمس العلوم للدراسات القرآنية والعلوم الشرعية
0915145293 / 0704145293

14/10/2025

mshllh nashadadka ka socda markaska by admin farhaan

17/09/2025
15/07/2025

wacdi qiimoleh oo dhinacyo badan taabanaya uu soojediyay mudiirka guud sh cabdiraxmn sh xusen ee muasasada shamsul culuum malintii xaflada by admin farhaan

14/07/2025

Fanniga Fiqiga Cilmi kamid ah oo uu inoo soo jeedinayo maxamed muxumed oo kamid ah ardayga Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga
by admin farhaan

14/07/2025

Dhagahaaga ugu raaxee Aayaadka Quraanka Kariimka ooy inoo akhrinayso Ardayad kamid ah ardayda Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga by admin farhaan

14/07/2025

Qayb Kamid ah Ardayda Markazka oo inoo Akhrinaya Kitaabka Tuxfatul Adfaal - Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga by admin farhaan

حفل تكريم الفائزين والفائزات في الاختبار السنوي لعام 1446 هـ وتكريم طلاب حسن السيرة والسلوكmuasasada shamsul ayaa Xaflad...
06/07/2025

حفل تكريم الفائزين والفائزات في الاختبار السنوي لعام 1446 هـ وتكريم طلاب حسن السيرة والسلوك
muasasada shamsul ayaa Xaflad lagu maamuusayo ardayda ku guuleystay imtixaanka sannadlaha ah ee sanadka 1446 Hijri, iyo 2025 sidoo kale ardayda ayaa kugu laysaytay shahadooyin anshaxa iyo akhlaaqad wanaaga. by admin farhn

05/04/2025

Maamulka Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga Waxay Bulshada Mag. Jigjiga waxgalinayaan Bilawga Sanad Dugsiyeedka Cusub ee 1446H - 2025M iyo Furitaanka Diiwaangelinta Ardayda Cusub.

Markazka Waxaa Lagu Bartaa Xifdiga Quraanka Kariimka , Barashada Culuumta Shareecada Qaybaheeda Kala Duwan, Barashada Maadiga Sida Afsomaliga, Xisaabta, Englishka.

Waxaa intaa Dheer Nashaadaadka Ardayda sida Dalxiis, Jimicsi, Kubada Cagta, Tartano ... iwm.

👉 Fiiro Gaar ah :- Tirada Ardayda Cusub ee Markazku Qaadanayo waa Tiro Kooban ee Yaan Lagaa Buuxin.

🏘 Goobtu Waa Xaafada 16aad ee Mag.Jigjiga
☎️ Kala Xidhiidh :- 0915145293 / 0933413006

05/03/2025

Sh.Cabdiraxman Jigjigaawi ee Xafladda Khatimka Simistarka 2aad ee Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga ee Xaafada 16aad ee mag.jigjiga.

Xafladdan oo Ahayd mid Ardayda Lagula dardaarmayay in Bishan ay fasaxa yihiin inay Soo Muraajaceeyaan Casharadoodii kana faaiidaystaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa Kasoo qayb galay Culimo, Masuuliyiin iyo Waalidiinta Ardayda Halkaas oo Dardaarano Muhiim ah loogu soo Jeediyay Ardayda Makazka.

🏘 Goobtu Waa Xaafada 16aad ee Mag.Jigjiga
☎️ Kala Xidhiidh :- 0915145293 / 0933413006

05/03/2025

Sh.Siyaad Mursal ee Xafladda Khatimka Simistarka 2aad ee Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga ee Xaafada 16aad ee mag.jigjiga.

Xafladdan oo Ahayd mid Ardayda Lagula dardaarmayay in Bishan ay fasaxa yihiin inay Soo Muraajaceeyaan Casharadoodii kana faaiidaystaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa Kasoo qayb galay Culimo, Masuuliyiin iyo Waalidiinta Ardayda Halkaas oo Dardaarano Muhiim ah loogu soo Jeediyay Ardayda Makazka.

🏘 Goobtu Waa Xaafada 16aad ee Mag.Jigjiga
☎️ Kala Xidhiidh :- 0915145293 / 0933413006

Address

Jigjiga Garabcase
Jijiga
JIGJIGA

Telephone

+251915117295

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaska Shamsul Culuum Darasadka Qur'aanka iyo Culumta sharecada - Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category