11/11/2021
Muwaadin Ka faa'iidayso Fursadaha Kuhoryaala ee Waxbarashada.....Lagu Gaarayo Kaaftoonka Baahida Nolosha
Ardeykasta oo Barta Xirfad Kamida Xirfadaha TVET-ka wuxuu Fursad u helidoonaa inuu Helo Shaqo Abuur Cilmi baadhis kusalaysan
Muwadiniinta Gobolka Doolo Ha iska diwaagaliyaan Kuliyada Xirfafadaha iyo Shaqo Abuurka iyagoo Raacaya Shuuraha looga bahanyahay
Kalasoo xirir wixi Faahfaahina 0915109878