With Abdirizak Atosh β I'm on a streak! I've been a top fan for 11 months in a row. π
Nurrayad Lst page
MUFTAHUL-JANNAH Multilingualism translate service πβπ¦Ίπβπ¦Ίπβπ¦ΊπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎπΎ
the true history turkey country
Maarreyaha guud ee Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Itoobiya ayaa sheegtay qodobadan hoose.
1) In Baasaboorka kusoo baxaya 75 cisho gudaheed uu qofku qaadanaya bixin doono lacag dhan 5000 birr.
2) In Baasaboorka degdega ah ee laba cisho gudaheed lagu qaadanayo laga bixin doono lacag dhan 25,000 birr.
3) Waxay sheegtay in cabashooyinka iyo Maamul xumada soo noqnoqotay, la ururin doono, lagana jawaabi doono.
4) Waxay sheegtay in la soo yarrey doono wakhtigii dheeraa.
5)) waxaa kale oo ay sheegtay in tirada shaqaalaha la laba jibaari doono, shaqaalahuna laba xili shaqada kala gali doonnaan.
6) In meelaha ay dadku ku badan yihiin ee masaafada dheer laga soo safri jirey in laga furi doono xarumo u dhow oo addeega laga siiyo shacabka.
7) in adeega Basaboorka sanadkii la gaadhsiin soono 4 milyan oo qof (halka hada sanadkii laga bixiyo 1.5 milyan oo baasaboora.)
SHEIKH ASSIM AL-HAKEEM HAS ARRIVED IN THE GAMBIA FOR YOU
WELL COME SHEIKH
14/12/2025
wa degmada Doolo gobolka wardheer
weerar toos ah
Gorgorka iyo yarkan dhaxmarey
at the end yarku wu isdifaacey
13/12/2025
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ka-hortagga fikradaha xagjirka ah ayaa si kulul u beeniyay wararka la isla dhexmarayo ee sheegaya in dowladda ay wada-hadallo qarsoodi ah kula jirto AS.
Ergeyga ayaa ku tilmaamay wararkaas kuwo "been abuur ah" oo loogu tala-galay in lagu marin-habaabiyo shacabka Soomaaliyeed. Sheekh Aweys Maxamed Cumar ayaa caddeeyay in dowladda aysan marnaba wax wada-hadal ah la gelin kooxdaas, qorshaheeda aysanna ku jirin inay la fariisato.
Wararkan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta maxalliga ah, ayaa tilmaamayay in xiriirro hoose oo aan rasmi ahayn ay u socdaan labada dhinac. Wararka qaar ayaa sheegay in dowladda Qatar ay dhex-dhexaadinayso labada dhinac.
Sheekh Aweys ayaa sheegay in ujeeddada laga leeyahay faafinta wararkan ay tahay in lagu wiiqo kalsoonida shacabka, laguna dhabar-jabiyo hawl-gallada militari iyo dagaalka dhanka fikirka ah ee lagu ciribtirayo kooxda.
Click here to claim your Sponsored Listing.