Iftin primary and secondary school "Jigjiga"

Iftin primary and secondary school "Jigjiga" Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftin primary and secondary school "Jigjiga", School, 18 kebele behind Ahmed Guray school, Jijiga.

Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Iftin waa dugsi kamida dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ka aas aasaan magaalada jigjiga kuwooda ugu faca wayn wuxu ka koobanyahay KGs ilaa 12aad .

Congratulations Mahamed Isse Jama oo kamid ah Barayaasha dugsiga o kamid ah ahaa ardayda maanta ka qalinjabisay jaamacad...
28/03/2026

Congratulations
Mahamed Isse Jama oo kamid ah Barayaasha dugsiga o kamid ah ahaa ardayda maanta ka qalinjabisay jaamacada Jigjiga

Waxaa abaalmarino iyo shahaado sharaf la gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedk...
05/03/2026

Waxaa abaalmarino iyo shahaado sharaf la gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2018 E.c

Congratulations 🎊

04/02/2026

Asc
Dugsiga waxa ka banaan boos macalinimo oo ah maadooyinka Chemistry, English iyo Xisaab

Cidii ubaahan e dhigi karta buuxina karta shuruudaha waxay documents kooda keensanayaan Dugsiga qaybtiisa 1aad

Wixii faahfaahin ah kala xidhidh telefanadan:
0915240071
0915768758
0915116700

Waxaa maanta soo gaba gaboobay imtixaanki teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2018ka laguna qiimayn doonto heerka aqoonta...
28/01/2026

Waxaa maanta soo gaba gaboobay imtixaanki teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2018ka laguna qiimayn doonto heerka aqoonta ardayda 5ta blood ee ay soo wadeen waxbarashada sanad dugsiyeedka

Natiijo wacan dhamaan ardayda

17/10/2025

Xafiiska waxbarashada DDS ayaa Degmooyinka iyo maamul Magaaloyinka u diray awaamir jideynaysa in Ardayda imtixaanka u fadhiisannaysa ay qaatan National ID-gga. Ardayda isku diwaan galinaya imtixaanadka 6aad, 8aad iyo 12aad waa in ay qaatan aqoonsigas. Ardayga aan qaadana lama diwaan galin doono.
Xafiiska ayaa wargalinta ku xusay in ay tixraacen awaamir looga soo dhaadhiciyay Federalka.

Hadaba ka sii diyaar garow, oo ilmahaaga u qaad kaarka si imtixaannadka u fadhiisto.

Congratulations our dear students.
15/09/2025

Congratulations our dear students.

14/09/2025
Ogeysiis Ogeysiis OgeysiisDugsiga Iftin wuxuu ogeysiinayaa dhamaan aqoonyahanka deegaanka ee raba inay bulshadooda u faa...
31/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dugsiga Iftin wuxuu ogeysiinayaa dhamaan aqoonyahanka deegaanka ee raba inay bulshadooda u faa’iideeyaan, in ay banaan yihiin boosas macallinimo oo ah maadooyinka:
- Science
- Mathematics
- English
- - Arabic
- Tarbiya
- Chemistry

Haddaba, cid kasta oo danaynaysa fursadahaan, waxay dukumentiyadooda kusoo hagaajin karaan dugsiga Iftin branch 1.

Imtixaanka qoraalka ah waxaa la gali doonaa Arbaca, taariikhduna tahay:
September 03, 2025— oo ku beegan 28-Naḥase-2017 E.C.

Wixii Faah faahin ah kala xidhidh 0915116700/0915240071

Jadwalka Sanad-dugsiyeedka 2018 TI (2025/26).
25/08/2025

Jadwalka Sanad-dugsiyeedka 2018 TI (2025/26).

OGAYSIIS OGAYSIIS Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool magaalada Jigjiga, gaar ahaan waalidiinta iyo ardayda ...
20/08/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku nool magaalada Jigjiga, gaar ahaan waalidiinta iyo ardayda dhigata "Dugsiga Iftin", in dugsigu bilaabay "diiwaangelinta sanad-dugsiyeedka cusub".

Diiwaangelintu waxay bilaabanaysaa:
Khamiis, 15/12/2017 E.C.
Waxayna socon doontaa ilaa 01/01/2018 E.C.

Sidaas darteed, waxaa laga codsanayaa waalidiinta in ay ardayda si xilkasnimo leh xiliga h**e u diiwaangaliyaan.

---

Address

18 Kebele Behind Ahmed Guray School
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftin primary and secondary school "Jigjiga" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Iftin primary and secondary school "Jigjiga":

Shortcuts

Share

Category