Safeway Integrated Schools

Safeway Integrated Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safeway Integrated Schools, School, kebele 05, Jijiga.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
20/03/2026

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

13/03/2026

Maxaa buriya Soonka?

Mid ka mid ah ardayda Safeway ayaa Jeedinaysa

Ramadaan Kariim.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

10/03/2026

Inta lagu jiro bishan barakaysan ee ramadaan waxaan sii laba laabnay Barista Axaadiista Nabiga SCW. Anaga oon ka tagin barista Maadiga. safeway Integrated School waa isku dhafka Barasha Maadiga iyo Diinigaba

Ramadaan kariim

📞+251942333666
🌐[email protected]

06/03/2026

Tani waa qaabka Ardaydeena Safeway aan u barno Higaadda Farta Carabiga. Higaaduna waa Furaha Barashada Quraanka Kariimka oon bishan ramadaan si gaara ugu dadaalanayno baridda ubadkiina.

Ramadaan kariim

📞+251942333666
🌐[email protected]

Ubadku mar walba kuma sheegi karaan hadal waxay dareemayaan ama waxay rabaan. Mararka qaar, aamusnaantoodu waxay qarinay...
01/03/2026

Ubadku mar walba kuma sheegi karaan hadal waxay dareemayaan ama waxay rabaan. Mararka qaar, aamusnaantoodu waxay qarinaysaa riyooyin, walaac, ama rabitaanka

La wadaag jacayl iyo saaxiibtinimo si ay kuugu kalsoonaadaan

📞+251942333666
🌐[email protected]

26/02/2026

Maadama oo bisha ramadaan lagu jiro iskuulkeena safeway wuxuu si gaara xooga u saarayaa barashada Quraanka. Taas oon ardaydeena si ka laba jibaaran bilihii h**e aan ugu barno.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

25/02/2026

Safeway integration school wuxuu ubadkaaga u barbaarinayaa hab ku haboon maskaxdiisa.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

Ramadaan kariim dhamaan Waalidka iyo Ardaydeena safeway. Waxaan idiin Rajeenaynaa Ramadaan barakaysan oo farxad leh.Safe...
17/02/2026

Ramadaan kariim dhamaan Waalidka iyo Ardaydeena safeway. Waxaan idiin Rajeenaynaa Ramadaan barakaysan oo farxad leh.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

Canaan ma dhasho guul, ee kalgacal baa dhisa mustaqbal."Barbaarinta san ee ubadku waxay ku timaaddaa saaxiibtinimo iyo i...
17/02/2026

Canaan ma dhasho guul, ee kalgacal baa dhisa mustaqbal."

Barbaarinta san ee ubadku waxay ku timaaddaa saaxiibtinimo iyo is-faham. Dooro jidka saxda ah si aad u hesho ubad maskax ahaan iyo ruux ahaan u dhisan.

12/02/2026

Waxaan ka dhistaa ardaydeena Aqoonta iyo kalsoonida ay dhiirani uga jawaabi su’aalaha kala duwan iyo Aqoonta.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

Maanta waa fursadii aad ku dhisi lahayd mustaqbalka ubadkaaga aad u rabtid.Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diinib...
03/02/2026

Maanta waa fursadii aad ku dhisi lahayd mustaqbalka ubadkaaga aad u rabtid.

Safeway - iskuul isku dhafan Maadi iyo Diiniba.

📞+251942333666
🌐[email protected]

30/01/2026

Dulmar kooban oo ku saabsan Imtixaankii Termka Schoolkeena Safeway integrated School.

📞+251942333666
🌐[email protected]

Address

Kebele 05
Jijiga
53100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safeway Integrated Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category