MABDA $ MURTI

MABDA $ MURTI "Hal, aan tabayey"

10/11/2025
25/06/2025

Hanjabaad hoosta ka qaawan
Reran buu ka baqay markaasuu chana iyo ruush uhanjabayaa

05/03/2022

๐€๐๐ข๐ ๐š๐š ๐œ๐š๐ง๐๐ก๐ฎ๐ฎ๐Ÿ ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฎ๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐ข๐ข๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐จ๐จ๐๐ก๐ž
๐œ๐š๐›๐๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐ข ๐š๐๐ข๐ ๐š๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐ง๐š๐›๐ข ๐œ๐š๐ซ๐Ÿ๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ฒ๐ž
๐‚๐ข๐ฆ๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐ง ๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง ๐ž๐ž๐ง ๐œ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐จ
๐œ๐ž๐ž๐›๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ง๐ž๐œ๐›๐š๐ก๐š๐ฒ ๐œ๐ข๐ข๐ฅ ๐ข๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐จ,๐ž
๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐จ๐จ๐ฐ ๐œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐›๐š๐š๐ ๐ญ๐ข๐ก๐ข๐ฒ๐จ
๐œ๐š๐š๐๐ข๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ž

15/04/2021
Birtan waxaan u hysaa.Hubka waxaan kulaayaa.Qofka humarkaygiyo neceb himiladaydee.Hagar-daamo taliyee jecel hadimadaydoo...
27/12/2020

Birtan waxaan u hysaa.
Hubka waxaan kulaayaa.
Qofka humarkaygiyo neceb himiladaydee.
Hagar-daamo taliyee jecel hadimadaydoo
Horseed sheelan baan Ahy.

17/12/2020

Gudcur damiyo waa kala naqaan waaga daalacay,e.
Diidmadii horaa nagu jirtoo diiftii may hadhine.
Dusdus iyo ninkii been wadaa nooma duurxulo,e.
Idinkoo dunuubtaad gasheen duudsi lagayeelay.
Oo shaqadii Lay idiindiraad nagu dabrayseene.
Hal waraabe dilay baa lafaha dhidarku doontaaye.
Isagoo dul meet meerayuu dabinka eedaaye.
Waxa hadalku IGA daaranyahay waano daacadahe.
Inkstoon dul.maray taladu waa K**A Danbeys tiiye.
By Abwaan X.Afqalooc (HuN)

Ku soo dhawaada page ka murdiya Abwaanka iyo mabda,Page kan waxaan ku soo bandhigidoonaa waxyaabo ku saabsan suugaanteen...
14/12/2020

Ku soo dhawaada page ka murdiya Abwaanka iyo mabda,
Page kan waxaan ku soo bandhigidoonaa waxyaabo ku saabsan suugaanteena gaar ahaan gabayda iyo xigmada soomaalida
Insha Allh
Lasocod wanaagsan
Wbt.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MABDA $ MURTI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share