Mustaqbal Academy

Mustaqbal Academy aqoon tayo sare leh iyo anshax suuban ugu kaalay mustaqbal

Congratulations to our Top 10 For G3 A,B &C  students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have ...
20/08/2026

Congratulations to our Top 10 For G3 A,B &C students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

Congratulations to our Top 10 For G2 A,B &C  students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have ...
18/08/2026

Congratulations to our Top 10 For G2 A,B &C students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

Congratulations to our Top 10 KG2  students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us pr...
17/08/2026

Congratulations to our Top 10 KG2 students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

15/08/2026

Waxaan ku wargelinaynaa waalidiinta iyo dhammaan bulshada magaalada Jigjiga in Dugsiga Mustaqbal Academy uu si rasmi ah u bilaabay diiwaangelinta sanad-dugsiyeedka cusub ee 2019 E.C.

Haddii aad doonayso waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo mustaqbal wanaagsan oo ubadkaaga loo dhiso, Mustaqbal Academy waa doorashadaada.

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee Mustaqbal Academy

Congratulations to our Top 10 For G1 A&B  students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have mad...
13/08/2026

Congratulations to our Top 10 For G1 A&B students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

Congratulations to our Top 10 KG1 Section B  students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have ...
12/08/2026

Congratulations to our Top 10 KG1 Section B students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

Congratulations to our Top 10 KG1 Section A students! Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have m...
10/08/2026

Congratulations to our Top 10 KG1 Section A students!

Your hard work, dedication, and outstanding Overall Average have made us proud. Keep striving for excellence!

Mustaqbal Academy

Dhis mustaqbalka ubadkaaga oo gee mustaqbal academy

05/08/2026

Alxamdulillaah
HAMBALYO
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 6aad ee u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanad-dugsiyeedka 2018 E.C., kuwaas oo 100% ku guulaystay imtixaanka, kuna gudbay dhibco aad u sarreeya.
Sidoo kale, hambalyadan waxaan la wadaagaynaa waalidiintii, macallimiintii, iyo maamulka dugsiga, kuwaas oo dadaal, waqti iyo juhdi badan geliyey sidii ay ardaydu u gaadhi lahaayeen guushan qiimaha badan.
Guushani waa guul wadajir ah.
Alle ha idinla garab galo guulo ka sii waaweyn mustaqbalka.
Hambalyo Bahda Mustaqbal Academy

Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah HAMBALYO WADA JIR AHMaamulka, Macallimiinta iyo Bahda Mustaqbal Academy  wa...
05/08/2026

Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah
HAMBALYO WADA JIR AH
Maamulka, Macallimiinta iyo Bahda Mustaqbal Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Fasalka 6aad iyo Fasalka 8aad, kuwaas oo 100% ku guulaystay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanad-dugsiyeedka 2018 E.C., kuna gudbay natiijooyin aad u wanaagsan.
Guushan qiimaha badan waxay ka dhalatay dadaalka ardayda, hagidda macallimiinta, garab istaagga waalidiinta iyo hoggaaminta maamulka dugsiga.
Waxaan u rajaynaynaa ardaydeenna guulo ka sii waaweyn, horumar joogto ah iyo mustaqbal ifaya.
Guusha ardaydu waa guul wadajir ah.
Hambalyo Bahda Mustaqbal Academy!
"Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Iftiin Leh."

Alxamdulillaah HAMBALYO GUUL WACANMaamulka, Macallimiinta iyo Bahda Mustaqbal Academy  waxay hambalyo iyo bogaadin u dir...
04/08/2026

Alxamdulillaah
HAMBALYO GUUL WACAN
Maamulka, Macallimiinta iyo Bahda Mustaqbal Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardaydii fasalka 8aad ee u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sanad-dugsiyeedka 2018 E.C, kuwaas oo dhammaantood si guul leh u gudbay imtixaanka.
Guushan waxay ka dhalatay dadaalka ardayda, hagidda macallimiinta iyo garab istaagga waalidiinta. Waxaan idin rajaynaynaa in guushan ay noqoto tallaabadii ugu horreysay ee guulo waaweyn oo mustaqbalka idiin horseeda.
Hambalyo gaar ah ayaan u diraynaa ardaydii kaalmaha ugu sarreeyay ka gashay imtixaanka. Waxaan idiin rajaynaynaa horumar joogto ah iyo guulo ka sii waaweyn.
Mustaqbal Academy "Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Iftiimaya."
Hambalyo dhammaan ardayda fasalka 8aad! Guushu waa idinla jirtaa.

Address

Sheekh Nuur Ciise
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share