Oska yare_____ fans

Oska yare_____ fans

Share

Welcome all the freedom oska yare fan's 0907400343

11/07/2023

CAAWA ITOOBIYA OO IDIL OO GABAL MADOOW KU JIRTA

Caawa waxaa bilaa koronto ah dhamaan Dalka Itoobiya, min Galbeed ilaa Bari, Min Koonfur ilaa Waqooyi.

Inkastoo asbaabo badan baraha bulshada lagu shaaciyay sababta mugdiga Itoobiya ugu wacan, waxaa haatan hal saac ka hor lagu sheegay in cilad farsamo oo ka dhacday Saldhiga Tamar Dhalinta ee Gibe 3aad (Gibe 3 Power Plant) awgeed, meelo badan ayaa korontada ka maqan tahay

Wakaalada Quwada Korontada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in laydhku ka maqan yahay cilad ka dhacday Gibe 3 Power Plant.

Wakaalada Quwada Korontada Itoobiya ayaa u sheegtay Idaacada Fana Broadcasting Corporation inay ka shaqaynayaan sidii dib loogu soo celin lahaa dhibaatadii ay kala kulmeen Gibe 3 plant.

Balse ilaa hada xataa Qasriga Madaxtooyada ee Arat Kilo ayaa Mashiino Generatoro ah isticmaalaya

Photos from Geedka Nabada's post 21/06/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Oskayare67@gmail. Com
Jijiga
WELCOMEFAMOUS