05/05/2026
Xogmaal iyo Aqoon
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogmaal iyo Aqoon, Dollo Addo, Jijiga.
๐ Ku soo dhawoow Xogmaal iyo Aqoon media
Boggan waxa uu kuu soo gudbinayaa:
๐ Warbixin la isku halayn karo
๐ Caafimaad iyo wacyigelin caafimaad
๐ Waxbarasho iyo aqoon faaโiido leh
๐ Kuso biir safarkeena, Kana mid noqo saaxibada ku xedhan pagekeena.
05/05/2026
03/05/2026
ุจูุงุฑููู ุงูููููู ููููุ ููุจูุงุฑููู ุนูููููููุ ููุฌูู
ูุนู ุจูููููููู
ูุง ููู ุฎูููุฑู
๐Hambalyo Aroos Wacan
Allah barakeeya Karaama iyo marwadiisa oo maanta Nolasha ku midoobay
01/05/2026
Dhamayso vedio ga kadibna nala wadaag waxaad ka fahantay
27/04/2026
Filtu General Hospital
Trump ayaa waraysi uu bixiyay , waxaa lagu waydiiyay ninka fuliyay weerarkii shalay ka dhacay hoteelka uu ku sugnaa inuu weerarka ka hor ninku baahiyay farriin uu ku sheegay sida tan;
โMa doonayo mar dambe inaan u oggolaado qof carruurta ku xadgudba, kufsi gaysta iyo khiyaanoole ah inuu dambiyo kale sameeyo.โ
Maxaad ka leedahay?
Trump ayaa si caro lah u jawaabay, wuxuuna yiri;
โWaan filayay inaad tan akhrin doontaan, sababtoo ah waan ogahay inaad tihiin dad aad u xun, sidaas darteed waan ogaa inaad akhrin doonto.
Anigu ma ihi mid kufsi gaysta. Qofna ma aanan kufsan. Mana ihi qof carruurta ku xadgudba.
Raalli iga ahow, waxa aad akhrisay waa hadallo ka yimid qof xanuunsan. Si buuxda ayaa layga bari yeelay eedahaas. Waa inaad ka xishootaa inaad waxaas akhrido. Adigu waxaad tahay il ceebeed.โ
26/04/2026
ุจูุงุฑููู ุงูููููู ููููุ ููุจูุงุฑููู ุนูููููููุ ููุฌูู
ูุนู ุจูููููููู
ูุง ููู ุฎูููุฑู
Abdixidig Muktar CR iyo Marwadiisa o maanta ku aqal galay Magaalada Raaso April 26, 2026
Today marks the beginning of a beautiful new chapter in your life. Iโm truly happy to see you start this journey of marriage. May your love grow stronger with each passing day, and may your home be filled with peace, understanding, and endless blessings.
Wishing you both a lifetime of love, laughter, and success
26/04/2026
Ninkii weerarray hoteelkii xalay uu ku sugnaa Trump ayaa la sheegay ka hor weerarka inuu xubno qoyskiisa ka tirsan u sheegay inuu doonayo tallaabo inuu qaado si uu u xalliyo dhibaatada ka taagan adduunka, isla markaana uu beegsan doono xubnaha maamulka Trump, sida ay baahisay Fox News.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jijiga
251