Imamu Shafi,I Academy. Jigjiga.

Imamu Shafi,I Academy. Jigjiga. imamu shafi'i Academy waa mu,sasad leh qeybaha wax barashada: qeybta iskuulka iyo qeybta diiniga.

Permanently closed.
08/08/2024

Waxaa si habsami leh uga socdo xarunta machadka diiwaan galinta qeybta jiifka.

Waxbarashadu waxay isugu jirtaa diini iyo maadi.

Qeybta diiniga waa:
.

.

.

.

.

.

Qeybta maadiga waa:

.
.

Tirada laqaadanayo waa 30 arday kaliya.

Shuruudaha lagu aqbalayo.

1. Da,diisu inay udhaxeyso 10 ilaa 16
2. Caafimaadkiisana uu wanaagsanyahay.
3. Inuusan ahayn qof dhaqan celin ubaahan ee uu yahay qof wax barasho ubaahan.

Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan lasoo xidhiidh xarunta machadka ee kutaal jigjiga, xaafada 10aad, agagaarka cilmi baarista. Ama wac tel no. 00251987735781.

14/06/2022
18/05/2022

Macnaha shahaadateynka.

Machadka imaamu shaafici ee jigjiga wuxuu u qaadanayaa arday cusub qeybtiisa boodhinka ah, waxaa loogu talo galay wax ba...
17/05/2022

Machadka imaamu shaafici ee jigjiga wuxuu u qaadanayaa arday cusub qeybtiisa boodhinka ah, waxaa loogu talo galay wax barasho, jiif iyo cuuno.

Waxbarashadu waxay isugu jirtaa diini iyo maadi.

Qeybta diiniga waa:
.

.

.

.

.

.

Qeybta maadiga waa:

.
.

Tirada laqaadanayo waa 30 arday kaliya.

Shuruudaha lagu aqbalayo.

1. Da,diisu inay udhaxeyso 8 ilaa 14.
2. Caafimaadkiisana uu wanaagsanyahay.
3. Inuusan ahayn qof dhaqan celin ubaahan ee uu yahay qof wax barasho ubaahan.

Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan lasoo xidhiidh xarunta machadka ee kutaal jigjiga, xaafada 10aad, agagaarka cilmi baarista. Ama wac tel no. 00251987735781.

17/05/2022

Machadka imaamu shaafici ee jigjiga wuxuu qaadanayaa arday cusub oo loogu talo galay wax barasho, jiif iyo cunno.

10/05/2022

# .

Dugsiga imaamu shaafici wuxuu ugu bishaareynayaa dhalinyarada firaaqadoodu yartahay inay wax Ka baran karaan maalmaha kh...
03/01/2022

Dugsiga imaamu shaafici wuxuu ugu bishaareynayaa dhalinyarada firaaqadoodu yartahay inay wax Ka baran karaan maalmaha khamiista iyo jimcaha.

Qaybaha wax barashada:

1. Barashada culuumta shareecada iyo carabiga. Qeybtan waxaa loogu talo galay dadka billowga ah.

Mudada: (1 sano iyo badh).

2. Barashada higgaada iyo far-barashada.

Mudada: 6 bilood.

05/11/2021
05/11/2021

CLASS KG 3... Tarbiyada islaamka.

05/11/2021

Address

Waddada Jaamacada Jigjiga Ayuu Udhawyahay
Jijiga

Telephone

+251987735781

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imamu Shafi,I Academy. Jigjiga. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Imamu Shafi,I Academy. Jigjiga.:

Shortcuts

Share

Category