Tufaaxa Gaduudan

Tufaaxa Gaduudan

Share

Waxaa pagekan loo furay in lagu soo jeediyo xogta guud ee xafiiska waxbarashada degmada gura dhamoole inay bulshadu kala socota

31/01/2026
03/11/2025

XOGO CUSUB

Xisbiga Barwaaqo ayaa maalmo kahor sheegay in ay isla xisaabtan dhaba ku sameyn doonan hoggaaminta heerarkoda kala duwan. Waxaa socday tababar la siinnayo hoggaaminta sare. Tababarkan hoggaamin badan oo soo habsaantay ayaa sidaas ku amba-baxay. Maalintii wacyi-galinta ayay daahen hoggamin Deeganno kala duwan ah, waxayna keentay in kaarkii lagu galayay tababarka ay waayan. Siddaas ayayna kaga hadheen tababarka. Hoggaamin kasta oo tababarkan socda aan ka qayb-galina waa kuwo la eryi doono marka tababaradu dhamaadan. Tababarka waxaa kaloo qaadan doona hoggaminta dhexe. Tirada rasmiga ah ee hoggaminta tababarka habsanka uga hadhay ayaanan wali xaqiijin. Laakin, waa xog rasmi ah.

Dhanka kale, waxaa dhawaan gobalada Deeganka kormeer ugu baxday hoggaaminta sarree Deeganka. Xiligaas waxaa dhacday in goobahii shaqo laga waayay hoggaamin aan cudur-daar lahayn, hoggamintii noocas ahayd tababarada bilawday ma gali doonan. Waxaana warqadooda la qori doona marka tababarada la soo Afmeero.

Xiligii Mudane Aadan Faarax, Deeganka Madaxwayne kuxigenka ka ahaa hal maalin ayaa hoggaamin habsaantay la eryay. Xoggo hordhac ah ayaana tibaaxaya in Xisbiga Barwaaqo awood dheerad siin doono xarruumaha dhexe, iyadoo dabagal iyo isla-xisaabtan maamulo badan ku amba-bixi doonan.

03/11/2025

Big shout-out to my newest top fans! Abdi Ibrahin Nur, South Oromia, Khadro Mahamatt Aden, Abdi Ibrahim Nur, Fatu Mahamed, Maxamed Aadan Salaad, Anshax Cabeey

Photos from Gura bakaksa woreda education office's post 03/11/2025
19/07/2025

Dabley hubaysan ayaa salaadii maqrib kadib ku dilay allaha unaxaristee bile daahir deegaanka bugeele ee aga gaarka Santarka dalanbiya ee Degmada shilaabo ee gobalka Qoroxeey DDS

Dablayda dilka gaystay ayaa hayb ahaan kasoo jeeda santarka dalanbiya ee Degmada shilaabo halka marxuumka ladilay uu kasoo jeedo Santarka lababaar

Galbeedka Gobolka Qoraxeey waxaa 24 saac ee lasoo dhaafay ka dhacaya Dilal ku salaysan Aanooyin qabaa'il oo ka dhexjira qabaa'ilada halkaasi dagan

Photos from Tufaaxa Gaduudan's post 11/05/2025

Maamulka Dugsiga Hoose Dhaxe ee Xaaji cabdi Gudaal oo ay weheliyaan ardayda Dugsigaasi oo ka wada shaqeenaya Dhireynta Dugsiga Ayaa maraya meel Fiican

Gëêd Dhir åh Bëër SI Uu Bêrï Hõõs Kuugu Nöqdã

Photos from Tufaaxa Gaduudan's post 11/05/2025

Jadwalka imtixaanaadka fasalka 12aad

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Haro Dibe
Jijiga