20/01/2022
Asc azxpta dhamaan ku soo dhawada jigjiga language channel waan yara hakinay cashiradii arimo nasoo wajahay darteed ay Ka mid tahay waqtiga oo nagu yar dartii extra time ayaanu soo radinaynaa wallah marka ku soo dhawada page waxaad Ka heli doontaan faido badan inshaa Allah sana ula socda hakinay cashirada sidan si Ka casrisan ayaan usoo dhigi doonnaa inshaa Allah qalabkana waa naga kala dhimanyahay marka
Hepsiniz hoşgeldiniz