Khaalid-Sancaani A. Mahad

Khaalid-Sancaani A. Mahad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khaalid-Sancaani A. Mahad, Education Website, Somalia, Jijiga.

12/04/2024

Wajaale iyo Qashinka

Lixda Gobol ee Somaliland Shan ka mid ah waan ka soo shaqeeyay, magaalooyinka dalkana badankooda waan arkay, intooda badan si buuxda ugumay guulaysan in ay maareeyaan qashinka, laakiin magaalada Wajaale Wax la mid ahi ma jiro.

Maalinkii Ciidda ayaan kusoo tukaday magaalada, runtii layaab ayay igu noqotay sida qashinku u buux dhaafiyay waddooyinka xaafadaha, Suuqa, Togga, iyo goobaha danta guud, dhibta ugu waynina waa in ay dadkii la qabatimeen oo ayna dhibba u arkayn qashinkan agyaal.

Dalka waxa ka jira xaalad Caafimaad oo waxa dillaacay Shuban. Dadwaynuhu waa in ay Caawiyaan maamulka oo magaalada laga basriyo qashinka. Waa marinkii dalka laga soo galayay iyo muunaddii la innaga dheehanayay.

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Somalia
Jijiga