Haldoor Academy.

Haldoor Academy. The right choice for quality education.

I want to express my deepest gratitude for your commitment to excellence today is a celebration of your essential role i...
01/05/2026

I want to express my deepest gratitude for your commitment to excellence today is a celebration of your essential role in making our school a place of growth and inspiration

30/04/2026

Hadal jeedintii xafladda qalin-jabinta dufcadda 4aad ee Haldoor English private school iyo dufcadii 2aad ee Haldoor Computer
Macalin Farhan Bihi ayaa ardaydii qalin-jabisay siiyay Dar-daarano iyo inay waxbarashada sii wadaan sidookale wuxuu dar-daaran ujeediyey waalidiinta ardayda Qalinjabisay iyo dhamaan bulshada.

Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

20/04/2026

ALXAMDULILAAH.
Alle wayne ayaa inagu simay inaan soo gaadhnay sanad guuradii 6aad ee Dugsiga Haldoor.
Waxaa inoo bilaabmay sanad dadaal ah iyo inaan xaqiijino hadafyo badan insha Allah

Sanad guuro wacan Aradyda,macalimiinta,waalidiin iyo hawlwadeenada Dugsiga Haldoor.

ALXAMDULILAAH.Alle wayne Mahadii waxaa si heer sare ah noogu qabsoomay xalfada sanad guuradii lixaad ee kasoo wareegtay ...
19/04/2026

ALXAMDULILAAH.
Alle wayne Mahadii waxaa si heer sare ah noogu qabsoomay xalfada sanad guuradii lixaad ee kasoo wareegtay markii la'aas aasay Dugsiga Haldoor Academy. 2020 .
Alx waxaa udhamaatay shan sano wuxuu galay sanadkii lixaad.
Mudadaas uu jiro waxaa kaqalin jabisay 5 dufacdood.
sidookale waaxad Computer ka oo isna aan aas-aasnay 2024 waxaa kaqalin jabisay saddex dufacadood sidookale kale qay kale ayaan kafurnay gobolka nogob dufcadii kowad ayaa kaqalin jabisay waxaas oo guul ah wuxuu gaadhay mudadaas kooben ee uu jiro dugsigeenu
Waxaanan balan qaadaynaa maamul ahaan iyo macalimiin ahaan inaan soo saarno arday Tayo leh oo dhinac walba kadhisan insha Allah.
Waxaan umahad-celin gaar ah ujeedinayaa barayaasha, ardayda iyo walidiin Dugsiga Haldoor onaan iyaga la'aantood anan halkan soo gaadhneen.

Eid Mubarak dhamaan aradyda, macalimiinta Dugsiga Haldoor iyo dhaamaan umada muslimiinta ah gaar-ahaan shacanka Soomaali...
20/03/2026

Eid Mubarak dhamaan aradyda, macalimiinta Dugsiga Haldoor iyo dhaamaan umada muslimiinta ah gaar-ahaan shacanka Soomaaliyeed farxad ku ciida.

Rabadaan Mubarak dhamaan umaada muslimiinta ah,Ardayda iyo macalimiinta Haldoor Academy.
17/02/2026

Rabadaan Mubarak dhamaan umaada muslimiinta ah,Ardayda iyo macalimiinta
Haldoor Academy.

Sawiradii Qaybtiii 4aad.Ee Xalfadii qalinjabinta Dugsiga Haldoor Academy. Waaxda English iyo Waaxda Computer ka.Hambalyo...
24/12/2025

Sawiradii Qaybtiii 4aad.
Ee Xalfadii qalinjabinta Dugsiga Haldoor Academy. Waaxda English iyo Waaxda Computer ka.

Hambalyo ,markale

Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

Sawirada Qaybta 3aad.Xalfadii qalinjabinta Dugsiga Haldoor Academy.Dufcadii 5aad ee waaxda English ka iyo Dufcadii 3aad ...
23/12/2025

Sawirada Qaybta 3aad.

Xalfadii qalinjabinta Dugsiga Haldoor Academy.
Dufcadii 5aad ee waaxda English ka iyo Dufcadii 3aad waaxda Computer ka.

Hanbalyo hanbalyo Hanbalyo.

Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

Sawirada Qaybtii labaad.Xakafada Qalinjabintii dufcadii 5aad Haldoor Academy. Waxda English ka iyo Computer dufcadii 3aa...
23/12/2025

Sawirada Qaybtii labaad.
Xakafada Qalinjabintii dufcadii 5aad Haldoor Academy. Waxda English ka iyo Computer dufcadii 3aad.

Hanbalyo ♥️
Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

22/12/2025

Muuqaal Kooban
Haldoor Academy.
Xalfadii Qalinjabintii dufcadii 5aad Haldoor English nglish ka iyo Dufcadii 3aad ee Computer ka.
Hambalyo ,Hambalyo Hanbalyo
Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

08/05/2025

Sida ay udhacday Xalfada Qalinjabintii Haldoor Academy.
Dufcadii 4aad ee English iyo Dufcadii 2aad ee computerka.
Muuqaal kooban.

Akhlaaqadu waa Astaantayada, Cilmiguna waa hadafkayaga.

Address

Ayardega Street
Jijiga

Telephone

+251935658674

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor Academy. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Haldoor Academy.:

Shortcuts

Share

Category