Nabadd doon nuuraani maryacade

Nabadd doon nuuraani maryacade Dariiqa janadda incha allah

DEGDEG: Madaxweyne Cirro, ayaa bedelay Guud ahaan ba Jihadii siyaasadda Marka la joogo dhanka Dibloomaasiyadda..."Maqaal...
25/01/2025

DEGDEG: Madaxweyne Cirro, ayaa bedelay Guud ahaan ba Jihadii siyaasadda Marka la joogo dhanka Dibloomaasiyadda...

"Maqaalkan waxa aan ku milicsanayaa safarka Madaxweyne Cirro ee Imaaraadka. Dib aan kugu celiyo safaradii madaxweynayaashii ka horreeyeey Madaxweyne Cirro xagay(dalalkii) ku tageen:

1. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin, safarkiisi ugu horreeyeey, oo ahaa sannadkii 2002-dii, waxa uu ku tegay Dalka Jabuuti; waqtigaas Madaxweyne Cigaal(Ahun), waxa uu xidhay xadka uu dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti. Wakhtigaas waxa loo diiday wefti ka socday Dalka Jabuuti, oo doonayeey in ay ka qaybgalaan aaskii Madaxweyne Cigaal. Balse, markii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin xilka qabtay, xadka dib ayuu uu furay; safarkiisi kowaadna waxa uu ku bilaabay Dalka Jabuuti; isagoo dhinaca kale iska taagay siyaasaddii uu Madaxweyne Cigaal kula dhaqmay Dalka Jabuuti.

2. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo(ahun), safarkiisi ugu horreeyeey, oo ku taariikhaysna sannadkii 2010-kii waxa uu ku tegay Dalka Jabuuti, isagoo uu arkayey in Jabuuti tahay albaab uu ka geli karo Afrika.

3. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, safarkiisi ugu horreeyeey waxa uu ahaa sannadkii 2017-kii, oo uu ku tegay Dalka Jabuuti; oo uu uga mahadnaqayeey in ay dhiseen tartankii doorashada.

Bulshada Somaliland, waxa ay isha ku haysay, oo is weydiinaysay dalka uu Madaxweyne Cirro ku tegayo safarkiisa ugu horreeyaa. Waxa loo sadaalinayeey inuu Jabuuti ama Itoobiya midkood ku tegayo safarkiisa ugu horreeya. Labadaas dal baa labadoodubu isku dayayeey inuu ku horreeyo.

Madaxweyne Cirro, jihadii siyaasadeed wuu beddelay, oo waxa uu doortay Dalka Imaaraadka. Marka la joogo dibloomaasiyadda, waxa uu abaaray halkii ugu habboonayd, ee ugu wanagsanayd laba sababood dartood:
1. Imaaraadka waxa lagu karkariya siyaasadda Bariga Dhexe iyo midda Geeska Afrika.
2. Imaaraadku waxa uu Somaliland la leeyahay xidhiidh ballaadhan.

Safarkan waxa aynu ka akhrin karna in Madaxweyne Cirro uu rabo in Imaaraadka, Jabuuti iyo Ethiopia

29/07/2024

khalkhal siyaasiya ayaa
kadhextaagan xukumada

Ismaan lahayn oday intaas leeg baa jambal turaaya wayse dhacday 😆
18/07/2024

Ismaan lahayn oday intaas leeg baa jambal turaaya wayse dhacday 😆

03/07/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Feysal Xasaan, Macalin Cabdikarin

I heard someone say a few days ago, “See, that just goes to show you that you can raise your kids in church all you want...
26/06/2024

I heard someone say a few days ago, “See, that just goes to show you that you can raise your kids in church all you want to, but……” and it literally shattered my heart. All because that kid had made a mistake. All because that kid’s sin was brought to light.

Let me just tell you…… We don’t raise our kids in church so they can grow up perfect. We don’t raise our kids in church because it magically makes them unable to sin or holier-than-thou.

We do however raise our kids in church so WHEN they mess up and WHEN they fall short, they know just who to run to. So they know that their Lord and Savior will NEVER leave nor forsake them no matter how big or small their mess up might be.

So they know their Heavenly Father will always leave the 99 if they are that ONE that needs saving.
So they will know what grace is like and give it out freely.

So they will know the unconditional love of their Father and love those around them just the same regardless of anything else.

So they know that there is absolutely NOTHING in this world they could do that our Saviors blood hasn’t already covered.

I will never apologize for raising my children in church. I will never apologize for making sure our family makes church a priority over anything else. Because it’s more than just a song and a sermon. It’s more than just a memorized Bible verse in Sunday School. It’s for when this cruel world we live in comes knocking on their door, they personally know the solid rock on which they stand.
Kelly Hopping

21/05/2024

Ku Saliya Nabigeen Muxammed ﷺ

صلى الله عليه وسلم ❤️

05/08/2023

Waa dhacdo murugo badan xanbarsan
Dhacdada sayimiya yusuf cumar
Alle ha unaxariisto

Address

Jigjiga
Jigjiga

Telephone

+251915072533

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nabadd doon nuuraani maryacade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nabadd doon nuuraani maryacade:

Shortcuts

Share