Hadraawi Academy School

Hadraawi Academy School Dugsiga Hadraawi waa dugsi kusiinaaya adeega waxbarashada barbaarinta, hoose iyo dhexe oo si habsamil

23/10/2025

Si ay ardaydu u helaan waxbarasho tayo leh iyo jawi soo jiidasho leh, goobta waxbarashaduna waa in ay noqotaa meel dhiirrigelin iyo soo jiidasho u leh ardayga, si uu si habboon uga faa’iidaysto waqtigiisa waxbarasho, isla markaana uga helo adeegyo kala duwan oo ay ku jiraan goobo jimicsi.⚽️⚽️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃

Bahda Hadraawi Academy Schools waxay ka jawaabtay baahidaas, iyagoo u diyaariyey ardayda garoon yar oo kubbadda cagta ah oo loogu talagalay ciyaar, jimicsi iyo madadaalo.

Tallaabadan waxay qayb ka tahay dadaalka dugsigu ugu jiro in uu abuuro deegaan waxbarasho oo dhiirrigeliya barashada, caafimaadka iyo farxadda ardayda maanta iyo jiilka berri.

✨ Hadraawi Academy – Waxbarasho tayo leh, ciyaar caafimaad leh, farxad joogto ah.

  DHAMAAN      !🎓🎓🎓🎓Hadraawi Academy, wuxuu halkan hambalyo diiran uga dirayaa dhamaan ardaydii qaaliga ahayd ee sida gu...
01/08/2025

DHAMAAN !🎓🎓🎓🎓
Hadraawi Academy, wuxuu halkan hambalyo diiran uga dirayaa dhamaan ardaydii qaaliga ahayd ee sida guusha leh ugu gudubtay imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 6-aad.✅✅🎓🎓🎓

✅🎓🎒🎒 waa guusha Hadraawi Academy! 🎓🫵🫶🫶💪💪

Waa midho-dhalkii dadaalkii wada-jirka ahaa ee ay bixiyeen ardayda, , iyo Hadraawi Academy

🎓Mar kale, hambalyo guusha weyn ee aad gaarteen!🎓🎓✅

 Bahda dugsiga   Waxay Halkan Hambalyada Farxada kula Qaybsanaynaa, ardaydii, Macalimiintii, waalidkii iyo cidkastoo Qay...
27/08/2024


Bahda dugsiga Waxay Halkan Hambalyada Farxada kula Qaybsanaynaa, ardaydii, Macalimiintii, waalidkii iyo cidkastoo Qayb ka ahayd Natiijada guusha iyo taariikhiga ah ee ardaydeena fasalka 6aad Maanta Heleen oo ah inay dhamaan ardaydeenii ku wada baaseen imtixaankii waana Ilahay mahadii iyo dadaalka wadajirka ah ee bahda Dugsiga Hadraawi.

Waxaan leenahay Hambalyo dhamaantiina.
Dugsiga sanad-dugsiyeedka #2016 waxaa imtixaanka Shahaadiga ah u fadhiistay ardayda fasalka 6aad kuwaas oo Dhamaantood wada baasay.

HAMBALYO

Soo Haybso Hadraawi Academy School
30/09/2023

Soo Haybso Hadraawi Academy School

14/08/2023
Bulshooy Bishaaro....👏👏 Idinkuna bilkhayr dhaha...Baaqanagu wuxuu yahay Dugsiga Hadraawi Balenteenu ha ahaato✍️✍️
13/03/2023

Bulshooy Bishaaro....👏👏 Idinkuna bilkhayr dhaha...Baaqanagu wuxuu yahay Dugsiga Hadraawi Balenteenu ha ahaato✍️✍️

07/11/2022

Understanding child development is very essential for any child teaching, We will look, amongst other things, at the brain and motor development, cognitive, language, and social-emotional development, and all the factors that have an influence on development.

07/11/2022

Hambalyo

06/11/2022

"Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto" By AUN Abwaan Maxamad Ibraahin Warsame "Hadraawi"... Bishaashaaro Bulshooy, Hadraawi Academy School waa dugsi aad ka helayso adeega waxbarashada barbaarinta caruurta, waxbarashada fasalada hoose-dhexe oo tayo leh. Wuxuu ku yaalaa caasimada Jigjiga- xaafada ama qabaleega 13aad gaar ahaa aagagaarka isgoyska Jidka 30 ka iyo jidka ama wadada ka timaada qabaleega 9aad gaar ahaan kasoo horjeedka dugsiga Horseed.

Send a message to learn more

Address

Jidka 30 Jigjiga
Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadraawi Academy School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hadraawi Academy School:

Shortcuts

Share

Category