World News

Call

World News One day I will succeess

Love is life
24/08/2026

Love is life

Raindrops on leaves create a quiet magic, acting as tiny, sparkling jewels that turn ordinary green surfaces into works ...
24/08/2026

Raindrops on leaves create a quiet magic, acting as tiny, sparkling jewels that turn ordinary green surfaces into works of art. They balance fragility and strength, making the world feel slower, fresher, and full of life.

AI iyo waxbarashadaWaxbarashada mustaqbalka dhow waxaa door weyn ka qaadan doona AI. Meesha hadda 30 qof ay isku fasal f...
24/08/2026

AI iyo waxbarashada

Waxbarashada mustaqbalka dhow waxaa door weyn ka qaadan doona AI. Meesha hadda 30 qof ay isku fasal fadhiyaan isku waxna loo dhigo, badalkeeda qof walba waxaa uu yeelan doonaa qaabwaxbarid oo u gaar ah (personalized learning path).
Hadii 2 arday oo isku fasal ah uu mid 2 asbuuc ku barto Algebra midna uu u baahan yahay 5 asbuuc si uu u barto, labadaas arday iskuma sii xanibnaan doonaan!
Ai-gu mid walba gaarkiisa ayuu u barayaa isagoo u maraya wadada u fudud ee uu ku fahamsiin karo.

Ardaygu wuxuu yeelan doonaa akoon u gaar ah oo uu iskuulka ku leeyahay halkaas oo waxbarashadiisa laga maamulo si khaas ahna AI-gu wax ku baro. Waxaa imanaysa xitaa ardayda baahiyaha gaarka ah qabta in wax loo baro sida ku haboon halka ay hadda ku qasban yihiin inay la qabsadaan kuwa aan biyahaas qabin.
Tusaale; arday ayaa xanuun uu qabo darteed fahamku ku adag yahay ilaa sawiro la tuso, halka arday kale uu qoraalku ku filan yahay.

Qaabka waxbarasho ee noocan ah wuxuu keenayaa in qof walba uu waxbarashada ku fiicnaado maadaama si ku haboon loo wajahay.

Hay’adda tacliinta u qaabilsan Qaramada midoobay ee UNESCO waxay tilmaantay in AI-gu uu waxbarashada door ka qaadan doono. Waxay ku dartay in AI-gu uusan badali doonin macalinka ee uu kaaliye u noqon doono.

Ai: personalization+waxbarid+qiimayn+feedback ku haboon ardayga.
Macalin: hagid+dhiirigelin+ka shaqaysiinta ardayga+la xisaabtan iyo in uu baro dad la dhaqanka.

Marka AI-gu macalinka ma badalayo ee waa uu caawin doonaa wuxuuna u fududayn doonaa shaqadiisa.

Hadda xiligan la joogo waxaa jira shirkado bilaabay inay furaan iskuulo noocan ah oo ardayga AI wax lagu barayo!

Haddii hadda jaamacadaha iyo iskuuladu ay ka cabanayaan in ardaydu AI kaga soo shaqeeyaan layliga(assignment) waxaa la gaari doonaa in goobta waxbarashaduba ay isku badasho AI.

Horta arrintan naxdinta badan ee ka dhacday dalka hindiya macalimad ilmo 6 jir ah dharbaxday oo dhintay sababto ahayd in...
24/08/2026

Horta arrintan naxdinta badan ee ka dhacday dalka hindiya macalimad ilmo 6 jir ah dharbaxday oo dhintay sababto ahayd inuusan kasso shaqayn shaqo guri ama laylis hadda oo baadhitaan lagu wado
Mar waxaan annagu ka soomali ahaan inaan ka digtoonanno in caruurta aan naxariis an kula dhaqa na sababto ah ilmuhu in u dhaxaysa 0-8 sano wuxuu ubaahnyahay kobcin kaga maskaxda ah

Ardaydi gashay imtixaanka qaran ee fasalka 12aad waxaan idin ogaysinaya in aad eegan doontaan 19/12/2018
24/08/2026

Ardaydi gashay imtixaanka qaran ee fasalka 12aad waxaan idin ogaysinaya in aad eegan doontaan 19/12/2018

  ogtahay in ah faa'ido caafimaad aad ka helayso haddi aad u seexatto dhinaca midigta sababto ah waxay sahlaysa in qulqu...
24/08/2026

ogtahay in ah faa'ido caafimaad aad ka helayso haddi aad u seexatto dhinaca midigta sababto ah waxay sahlaysa in qulqulka dhiiggu wuu wadnaha kaso baxo gaar ahaan dadk a wadna xanuunka qaba ,maskaxda oo iso sifaysa , laabdilaaca dadka waxay sahlaysa inad ka hortagto sababto ah calooshu sifican ayey shaqada uqabanayasa
Follow me more advantage

Down read
24/08/2026

Down read

4500 ayey soo hayeen egyptianku
24/08/2026

4500 ayey soo hayeen egyptianku

Taarikh ingiris ah
22/08/2026

Taarikh ingiris ah

28/10/2025

Address

Babile
Harar
KHADAR

Telephone

+251923482999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when World News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share