Gode Modern Primary and Secondary School

Gode Modern Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gode Modern Primary and Secondary School, Education Website, Godey Gacalo, Gode.

Imtixaankii Teeramka Koowaad Sanad-dugsiyeedka 2018.T.I
30/01/2026

Imtixaankii Teeramka Koowaad Sanad-dugsiyeedka 2018.T.I

Imtixaan Bileedka Gode Modern School iyo Machadka Al-Ixsaan, sanad-dugsiyeedka 2018.T.I
12/12/2025

Imtixaan Bileedka Gode Modern School iyo Machadka Al-Ixsaan, sanad-dugsiyeedka 2018.T.I

GODEMODERNSCHOOL~~~ Tayo & Tarbiyo~~~📢 Ogeysiis.....Ogeysiis📢Diiwaan-gelin Arday CusubMaamulka Gode Modern School, oo ah...
02/09/2025

GODEMODERNSCHOOL
~~~ Tayo & Tarbiyo~~~

📢 Ogeysiis.....Ogeysiis📢
Diiwaan-gelin Arday Cusub

Maamulka Gode Modern School, oo ah dugsi casri ah oo tayo sare leh kana shaqeeya isbeddelka waxbarashada deegaanka, wuxuu shaacinayaa furitaanka diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka cusub 2018.e.c / 2026 g.c.

Waxaa la qabanayaa Fasallada kala ah:
🛝 Xannaanada (KG)
🔵 Dugsiga Hoose
🟢 Dugsiga Dhexe
🟣 Dugsiga Sare

📞 kala xidhiidh: [0915281909/091499640]

FURSAD SHAQO MAAMULE KU-XIGEEN - GALINKA H**E
21/08/2025

FURSAD SHAQO

MAAMULE KU-XIGEEN - GALINKA H**E

🌟HAMBALYO…HAMBALYO🌟Dugsiga Gode Modern School wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ardayda Fasalka 6aadkuwaas oo si...
30/07/2025

🌟HAMBALYO…HAMBALYO🌟

Dugsiga Gode Modern School wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ardayda Fasalka 6aad
kuwaas oo si guul leh uga gudbay Imtixaankii Dowladda ee Heer Deegaan sanad dugsiyeedka 2017.T.I(2024/2025 G.C)

🎊Guushiinu waa Guusheena

✨ Waxaan idiin rajaynaynaa guulo waaweyn oo joogto ah mustaqbalka Insha Allaah.

👏 Hambalyo dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo macallimiintaba 👏

◇◇◇Fursad Shaqo Macallinimo◇◇◇Dhammaan macallimiinta waxaan ugu Bishaaraynayaa inay Furan tahay u soo tartamidda Fursada...
25/07/2025

◇◇◇Fursad Shaqo Macallinimo◇◇◇

Dhammaan macallimiinta waxaan ugu Bishaaraynayaa inay Furan tahay u soo tartamidda Fursadan Macallinimo sanad dugsiyeedka cusub 2018.e.c/2025.g.c.

09/06/2025

Ardayda galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Gode Modern Primary and Secondary School oo loo sharaxaya habka loo galo Imtixaanka Shahaadiga ee casriga ah

HAGARDAAMOOYINKA QISHKA IMTIXAANKA
09/06/2025

HAGARDAAMOOYINKA QISHKA IMTIXAANKA

Address

Godey Gacalo
Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gode Modern Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share