Ugas Layli Secondary School

Ugas Layli Secondary School Waa Page Rasmiga Ah Ee Dugsiga Sare Ee Ugas Layli

06/09/2024
  # Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan Maamulka Magalada Godey la ogeysiinayaa in la bilaabay diwaangalinta 2017 T.I laga ...
28/08/2024

#

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan Maamulka Magalada Godey la ogeysiinayaa in la bilaabay diwaangalinta 2017 T.I laga bilaabo 22/12/2016 ilaa 5/13/2016.

Ardayda waxaa la farayaa iney sida ugu dhakhsaha badan isku diwaangaliyaan, wayna socotaa is diwaangalintu.

28/08/2024

28/08/2024

24/07/2024
 Waxaa saaka ka qabsoomay dugsiga sare ee Ugaas-Layli Maamulka Magaalada Godey xafladda xidhitaanka Sanad-dugsiyeedka 20...
22/07/2024


Waxaa saaka ka qabsoomay dugsiga sare ee Ugaas-Layli Maamulka Magaalada Godey xafladda xidhitaanka Sanad-dugsiyeedka 2016 ee dugsigan taasi oo lagu abaal marinayay ardadii kaalmaha h**e kasoo muuqatay celceliskii labada teeram ee koowaad iyo labaad.

Waxaa sidookale la abaal mariyay Barayaashii ugu wanaagsanaa sanad dugsiyeedkan

15/06/2024

#:- Kulu-Caam Wa-Antum Bi-Kheyr –Waxaa mahad idilkeed u sugnaatay Allaha nabad-qab inagusoo gaadhsiiyay ciidda barakaysan ee Ciid-Al-Adxa. Waxaan halkan hambalyada munaasibada ciidda uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah, gaar ahana umadda soomaaliyeed ee ku ciidaya daafaha dunida.

Waxaana xujeyda sannadkan 1445 (2024) u rajaynaynaa badhaadhe, barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo.

02/06/2024
11/05/2024

Jadwalka Imtixaanka Fasalka 12aad ee Sanad-Dugsiyeedka 2016TI - ESSLCE Exam Timetable 2024 GC

Arboco, Megaabiit 18, 2016 T.IKadib xulista 100 arday oo lagasoo kala xulay fasalka 12aad ee 5 ta dugsi sare ee Magaalad...
27/03/2024

Arboco, Megaabiit 18, 2016 T.I

Kadib xulista 100 arday oo lagasoo kala xulay fasalka 12aad ee 5 ta dugsi sare ee Magaalada Godey (Sadex dawli ah iyo labo gaar looleehay) kuwaasi oo lugusoo xulay shuruudaha ah ardada ugu fahamka fiican fasaladooda islamarkaana ugu joogtada badan ayaa waxaa shalay uu xafiiska waxbarashada Deegaanku usoo sareemayay eray-kugal (Account) iyo eray-kudhaaf (Password) si ay uga faaiidaystaan Barnaamijka Arday ee uu horumariyay Xafiiska Waxbarashadu oo ah Website (Mareeg) ay ceegaagaan Cashirro si heer sare ah loo diyaariyay iyo Imtixaannadii Sanadadii h**e ee Ardada fasalka 12aad labada waaxoodba (Natural Science & Social Science)

saakana waxaa xigay in lugu tababaro ardada galidda iyo isticmaalka mareegtaas iyaga oo ka daalacan kara Moobilladooda casriga ah (Smart phones).

Samaynta mareegtan ayaa kamid ah dadaalada uu Xafiiska Waxbarashada Deegaanku iyo guud ahaan Xukuumaduba ugu jiraan in lasoo saaro jiil waxbartay oo tayo leh islamarkaana ka tartami kara suuqyada cilmiga ee caalamka

Ardadii lugu tababaray saaka isticmaalka Mareegtan ayaa si togan uga fal-celiyay inay kamid noqdaan dadka ka faaiidaysanaya barnaamijkan iyaga oo ballan qaaday inay in badan daalacan doonaan mareegtan natiijo wanaagsana ka keeni doonaan imtixaanada tijaabada ah iyo kan rismiga ah ee Shahaadiga ahba insha allaah

      ee Dugsiga Sare ee  Ugas Layli  #27/05/2016 #
05/02/2024

ee Dugsiga Sare ee Ugas Layli #27/05/2016 #

Address

Ugas Layli Secondary Scho
Gode

Telephone

+251911310751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugas Layli Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ugas Layli Secondary School:

Shortcuts

Share

Category