Abdi wahab abdilah

Abdi wahab abdilah West

Gaashaamo: Waxaa si rasmi ah u bilaabmay ol’olaha Doorashada 7aad ee dalka iyo deegaanka.Isu-soo bax ballaadhan oo lagu ...
06/05/2026

Gaashaamo: Waxaa si rasmi ah u bilaabmay ol’olaha Doorashada 7aad ee dalka iyo deegaanka.

Isu-soo bax ballaadhan oo lagu taageerayo musharrixiinta heer federaal iyo heer deegaan uga sharaxan degmada Gaashaamo ayaa ka qabsoomay magaaladaasi, waxaana bulshada iyo taageerayaasha magaaladu muujiyeen taageero buuxda iyo garab istaag musharrixiinta Xisbiga Barwaaqo.

Musharrixiinta Xisbiga Barwaaqo oo ay hogaaminayso marwo Warsal Cawil, Wasiirka Xafiiska Dhaqanka iyo Dalxiiska DDS, oo bulshada kula hadashay goobtii fagaaraha isu-soo baxa ayaa shacabka ka codsatay in ay codkooda siiyaan, maadaama xisbigu fuliyay ballanqaadyadii h**e, islamarkaana uu qorshaynayo in uu sii wado geediga horumarka deegaanka.

16/11/2023
09/11/2023
30/06/2021
Waxaa lagu xasuustaa sanda dhamaadka 2019
23/12/2019

Waxaa lagu xasuustaa sanda dhamaadka 2019

Address

Bahir Dar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi wahab abdilah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdi wahab abdilah:

Shortcuts

Share