Hasan Mohamed Ali

Call

Hasan Mohamed Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hasan Mohamed Ali, College & University, Babile.

War DEG-DEG:Qodobada ugu muhiimsan ee lagu heshiiyay Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Itoobiya.1.Qodobka 39-aad, farqadd...
20/08/2026

War DEG-DEG:
Qodobada ugu muhiimsan ee lagu heshiiyay Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Itoobiya.

1.Qodobka 39-aad, farqadda gooni-isu-taagga, ayaa laga saaray Dastuurka, waana lagu heshiiyay.

2.Waxaa lagu heshiiyay in dowlad-goboleedyadu yeeshaan oo keliya ciidamo boolis caadi ah, halka ciidamada gaarka ah la baabi’iyo.

3.Waxaa la soo jeediyay in la xaqiijiyo in Badda Cas ay tahay xuduud sharci iyo taariikhi ah oo Itoobiya leedahay.

4.Dowladda Federaalka ayaa awood u yeelanaysa inay farageliso khilaafaadka ka dhex dhaca dowlad-goboleedyada, xitaa haddii dowlad-goboleedku uusan codsan faragelinta, marka xaaladu adkaato.

5.Waxaa lagu talinayaa in la sameeyo Maxkamad Dastuuri ah oo awood u leh fasiraadda Dastuurka.

6.Waxaa la soo jeediyay in Itoobiya yeelato 5 luqadood oo shaqo oo federaal ah: Amxaariga, Afaan Oromo, Tigrinya, Af-Soomaali iyo Af-Cafaar.

7.Waxaa lagu heshiiyay in la sii wado nidaamka federaalka, balse dib-u-habayn lagu sameeyo si loo hirgeliyo federaalism ku salaysan kala-duwanaanshaha bulshada.

8.Waxaa la soo jeediyay in muddada xilka dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyadu noqoto 6 sano, hoggaamiyuhuna uusan xilka hayn karin wax ka badan laba xilli.

Dhammaan qodobada heshiiska laga gaaray ayaa maanta loo horgeynayaa ku dhowaad 4,000 oo ergo oo ka qaybgalaya Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Itoobiya, kuwaas oo ka doodaya isla markaana ansixinaya talo-bixinnada la soo jeediyay.

19/08/2026

Tukihii ugu badnaa oo Saaka markale lagu arkay hawada magaalada Tel Aviv, Waa maxay calaamaddaani?

War DEG-DEG: Duqayntii labaad oo xidhiidh ah ayaa galabta ka dhacday Degmada Enderta ee duleedka magaalada Makelle.Diyaa...
18/08/2026

War DEG-DEG: Duqayntii labaad oo xidhiidh ah ayaa galabta ka dhacday Degmada Enderta ee duleedka magaalada Makelle.

Diyaaradaha Drones-ka ee Ciidanka Itoobiya ayaa duqaymo xidhiidh ah ka fulinaya Gobolka Tigray.

Waxaa la sheegay in duqaymaha lala beegsaday bakhaarro hub iyo saldhigyo ciidan.

Maamulka Tigray ayaan wali ka hadlin duqaymahan ilaa saaka ka dhacaya gobolkaas.

17/08/2026

Waxaan uga mahadcelinayaa Guddoomiyaha Golaha Jamhuuriyadda Turkiga ee Waqooyiga Qubrus, Mudane Dr. Ziya ÖZTÜRKLER, tahniyadda qiimaha badan ee uu ila soo wadaagay ee ku aaddan doorashadayda Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Mahadsanid.

17/08/2026

Dalalka Khaliijka Maka Maarmi doonaan Mareykanka ?

17/08/2026

FOOL XUMO KALE: Maxaa ka dhacay saldhigga Mareykanka ee BAXREYN? Sir la helay & guusha !RAN & Trump ....

17/08/2026
16/08/2026

BEERKAA LA ISKA TUMAYAA: !RAN oo amar culus oo saartay, Trump oo kaarto cusub cayaaraya & loolan lafa-jebis ah

35 sano kadib, Shirkada diyaaradaha qaranka ee Soomaaliya ayaa la filayaa in bisha soo socota ay dib u bilowdo duulimaad...
16/08/2026

35 sano kadib, Shirkada diyaaradaha qaranka ee Soomaaliya ayaa la filayaa in bisha soo socota ay dib u bilowdo duulimaadyadeedii, sida ay dowladu sheegtay.

Waxayna tani waxay dib usoo celineysaa adeeg mudo dheer hakad ku jirey, shirkadaha diyaaradaha ee Soomaaliya ayaa shaqada joojiyay 1991-kii kadib markii uu dalku galay dagaal sokeeye.

Isha xogta Bloomberg.

16/08/2026

Muxuu kala kulmau Cadaado, Madaxweyne Xasan Sheekh?

Address

Babile

Telephone

+251948669475

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hasan Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share