Muhzin Mizkinka

Muhzin Mizkinka

Share

Soo dhawoow wll

26/04/2026

Sida ay daabacday warbaahinta TRT, Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi ayaa noqday hoggaamiyaha ugu shacbiyadda badan dhinaca Facebook madaxda xukunka haysa qaaradda Afrika iyada oo boggiisa ay ku taxan yihiin 12 Million oo qof.

Halka Madaxweynaha dalka Nigeria Bola Tinubu uu noqday hoggaamiyaha kaalinta kaga jira madaxda ugu shacbiyada badan Afrika.

Nigeria waa dalka ugu dadka badan qaarada Afrika, balse madaxweynohoodu waxa uu 100 kun oo keliya dheer yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Mizkinka

09/12/2025

“Ninka laabtiisu ciyaar ma ahan, waa dagnaanshiyaha dhabta ee laga helo, waa halka ay dumarka ugu jecel yihiin oo dagnaanshiyo ka helaan”. Sheekh Nasiiba.

01/05/2025

Sodon (30) Odhaahood ee ugu Saameynta Badan Caalim Dr. Yaasir Al-Khuzaymi

🧠 Xagga Garashada iyo Qiimaynta Nafta:

1. "Qofka naftiisa aan ku kalsoonayn wuxuu si dhakhso ah ugu gaajoodaa xagga dareenka; maxaa yeelay quudkiisa gudaha kuma filna inuu ka dhargiyo baahidiisa."

2. "Habka ugu wanaagsan ee aad naftaada ula dhaqmi karto waa in waxa aad tahay aanu ka fogaan waxa aad dadka u muujiso."

3. "Kalsoonida nafta ma aha isla-weyni, waa inaad ogaato qiimahaaga adigoo aan u baahnayn in aad cid kale u caddayso."

4. "Guusha dhabta ah waxay ka bilaabataa gudahaaga, marka aad naftaada rumaysato ka hor inta dadka kale ay ku rumayaan."

5. "Qiimaynta Nafta micnaheedu maaha in aad kaamil noqoto, balse waa in aad naftaada aqbasho xitaa iyada oo ay jiraan ceebo."

🤝 Xagga Xidhiidhada Bani'aadamka:

6. "Dadka waxa ay u kala socdaan 'Amiir (Hogaamiye), Asiir (La hayste) , iyo Nadiir( qof kula siman); kii aad wanaajiso adaa amiir (hogaamiye) u ah, kii ku wanaajiya adigaa asiir (La hayste) u ah, kii aan kuu baahnaynna adiga ayuu kula siman yahay."

7. "Xidhiidhada guuleysta waxa lagu dhisaa daacadnimo iyo is-ixtiraam, ee maaha marin-habaabin iyo been muuqata."

8. "Haku qasbin naftaada inaad sii joogto xidhiidh ku daaliya; saaxiibtinimada runta ahi ma daaliso naf."

9. "Kalsooni iyo kalgacal uma baaba'aan khilaafka aragtida, balse wuu kobciyaa xidhiidhka oo wuu hodminayaa."

10. "Raalli gelintu ma dhinto qiimahaaga; ee waxay kuu kordhisaa jacaylka qalbiyada dadka."

💬 Xagga Isgaadhsiinta iyo Hadalka:

11. "Si aad hadal yaqaan u noqoto: noqo mid aqoon qoto dheer leh, hadalkana u sahla dadka, si xiiso lehna u soo bandhiga, Ilaahayna weyddiista gargaar."

12. "Ereyada wanaagsan waa sadaqo; ereyadaada u xulo sidii aad u dooran lahayd hadiyadaha ugu quruxda badan."

13. "Dhegeysiga waa farshaxan; dhegeysi dhab ahna waxa uu furayaa qalbiyada dadka ka hor maskaxdooda."

14. "Isgaadhsiinta wax-ku-oolka ah waxay ka bilaabataa niyad daacad ah oo faham doonaysa, ee ma aha mid jawaab deg

01/05/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Siciid Caraale, Asma Malpo, Farax Quen, Osman Igueh

19/04/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Cbdi Casiis Xuseen, Xuseen Al Mukalaf, Mustafe Cabdi Yusuf, Xamse Cabdiwahaab Sh Muse, Faarax Karar, Cashir Yusuf, Cabdi Qani Diiriye Yuusuf, Musev Awal, Gumeysi Diid

01/02/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdi Aziiz Abukar Ibrahim, Arfax Dugow, Sihaam Haji Ahmed

14/01/2025

Dawladda China ayaa sheegtay in ay Aalada Tik Tok ka iibinayso nin ka adduunka ugu taajirsan ee Elon Musk.

Maxk**ad ku taalla dalka Maraykanka ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo go’aanka k**a dambaysta 19-ka bishan, taasi oo Maraykanka lagaga mamunuucayo isticmaalka App-ka Tik Tok, ka hor in ta la dhaarin madaxweynaha dooran ee Donald Trump.

Ilo ka agdhow maamulka sar sare ee dalka China ayaa u sheegay warbaahinta Bloomberg in laga dooday in Aaaladda Tik Tok ay ka iibinayaan ninka ugu taajir adduunka ee Elon Musk.

Iibkan ayaa ku beegmaya xili caddaadis baddan uu App-ka Tik Tok kala kulmay Dawladda Maraykanka, app-kan Tik Tok ayaa waxa gacanta ku haysa shirkadda fadhigeedu yahay dalka China ee ByteDance.
Muhzin Mizkinka

13/01/2025

Waa buug heer saare ku anfacaya runti ka fa.idayso noloshada iyo wayahaga sii aad turxan la.aan ah ugu raaxayso walhtigada

13/01/2025

Nolol baa dambayse nawiladu Yay dhimaan

13/01/2025

Couples❤️‍🔥❤️

Want your school to be the top-listed School/college in Asebe Teferi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mullu
Asebe Teferi
MUHE0484