Culusaw academy

Culusaw academy Begkan waxa uu furanyaha qofkasta oo soomaali ah

Sawirkan ma inta aad aragta ayaa iska dhafidoonta mise xaqisa ayaad siindoonta alahayaw u gargar walalahena falastiin   ...
11/05/2021

Sawirkan ma inta aad aragta ayaa iska dhafidoonta mise xaqisa ayaad siindoonta alahayaw u gargar walalahena falastiin akbar akbar

Dr sakir iyo shekh sudays waxa ka muqata kalgacayl iyo isjacal alahayaw dadka musliminta ah dhaxdooda ka yeel kuwa isjac...
04/04/2021

Dr sakir iyo shekh sudays waxa ka muqata kalgacayl iyo isjacal alahayaw dadka musliminta ah dhaxdooda ka yeel kuwa isjacel iskuna naxarista Amiin Amiin Amiin

Geesiiyayasha gorgor oo manta gulawaawayn ka soohoyayay dhagar qabayasha alshabaab waxan idin rajanayay marwalba inaad g...
04/04/2021

Geesiiyayasha gorgor oo manta gulawaawayn ka soohoyayay dhagar qabayasha alshabaab waxan idin rajanayay marwalba inaad gulaysantan wll fariin u reeb halyeeyada soomaaliyeed

Soomaaliyeey maku tageerna 1k mahadi guleed oo u matalayo dhinaca dawlada fadralka doda bada ee kiniya iyo soomaaliya
16/03/2021

Soomaaliyeey maku tageerna 1k mahadi guleed oo u matalayo dhinaca dawlada fadralka doda bada ee kiniya iyo soomaaliya

Dawlada turkiga oo bilawday tababarida ciidamada gaarka ah ee komandos warkan kasoo yedhay ankara ayaa farxad galiyay dh...
13/03/2021

Dawlada turkiga oo bilawday tababarida ciidamada gaarka ah ee komandos warkan kasoo yedhay ankara ayaa farxad galiyay dhamaan shacabka soomaaliyeed iyo dawlada cidamadan oo jiga kobaad ku bilamidonta 200 askari sida ku xusan ay ankara soo sartay

Erdugan oo siwayn uga horyimid.hadalki ka soo yedhay madxwaynaha maraykanka u soo dhigay barta tiwetarka. aqonsiga u aqo...
22/03/2019

Erdugan oo siwayn uga horyimid.hadalki ka soo yedhay madxwaynaha maraykanka u soo dhigay barta tiwetarka. aqonsiga u aqonsaday buraha iyo dhulka falastin aay xoga ku haysato israil erdugan oo yidhi waan difacayna dulka barakaysan ee falastiin iyo masjidul aqsaa awaaay wadamadi kale ee musliminta may ka qayb qatana difaca masjidul aqsa .akbaar

Madax waynaha durkiga oo ku dhawaqay go an farxad galiya falastin iyo dhamaan islamka isogo oo difacaya masjidul aqsa iy...
02/08/2018

Madax waynaha durkiga oo ku dhawaqay go an farxad galiya falastin iyo dhamaan islamka isogo oo difacaya masjidul aqsa iyo falastin alaah akbar

Address

Jigjiga
Addis Ababa
251

Telephone

+25262420251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Culusaw academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share