السرّ في تحقيق كيف

السرّ في تحقيق  كيف Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from السرّ في تحقيق كيف, Education, aabdiwali471@gamil. com, Addis Ababa.

Aduun waxaan maraynaa Aqoontii laga tagay oo waxba lagu falin Meejii waagii h**e maskaxda wax lagu kaydsanjiray Hada mob...
06/03/2026

Aduun waxaan maraynaa Aqoontii laga tagay oo waxba lagu falin
Meejii waagii h**e maskaxda wax lagu kaydsanjiray Hada mobil baa dadkii maskax unoqday saa darteed dadkii bilaa Caqli ayay wada Noqdeen

Dalalka QATAR & Imaaraatka oo ah halka ay ku kala wareegaan diyaaradaha ugu badan ee Qaaradda Aasiya ayaa xeray garoomad...
02/03/2026

Dalalka QATAR & Imaaraatka oo ah halka ay ku kala wareegaan diyaaradaha ugu badan ee Qaaradda Aasiya ayaa xeray garoomadooda diyaaradaha, waxaana baaqday inka badan 5400 oo Duulimaad Caalami ah Shalay iyo maanta oo kaliya.

Waa khasaaraha ugu yar ee soo gaaray dalalka Khaliijka, maadaama labo maalin oo kaliya la baajiyay inka badan 5000 oo Duulimaad oo ganacsi iyo dalxiis ka koobnaa.

Waxaa muuqata in adeegsiga Marinka Hormuz uu joogsaday sabab la xariirta dagaalka oo galay maalintii seddexaad, iyadoo d...
02/03/2026

Waxaa muuqata in adeegsiga Marinka Hormuz uu joogsaday sabab la xariirta dagaalka oo galay maalintii seddexaad, iyadoo durba la diiwaan geliyay kororka 25% Qiimaha shidaalka Qaaradda Yurub.

Iran waxay ku hanjabtay inay kordhin doonto Duqeymaha iyo Weerarada ay la eeganayaan deegaanada ISR ka qabsatay Falastiin, taasi oo ka dhigan inay beegsan doonaan deegaanada Daanta Galbeed, halkaasi oo saacadihii lasoo dhaafay duqeymo badan ay ku dhaceen.

Tehran duqeymo culus ayaa la diiwaangeliyay, iyadoo sidoo kale Caasimada ISR iyo deegaano kale gantaalo ay duhurnimadaan ku dhaceen.

14/02/2026

لا تخبر أمّك بما يحزنك لأنّها تحزن أضعاف حزنك

أمّك ثمّ أمّك ثمّ أمّك

Hilibka culimadu waa sun qofkii uriya wuu ku xanuunsadaa qofkii cunana wuu ku dhintaaa
14/02/2026

Hilibka culimadu waa sun qofkii uriya wuu ku xanuunsadaa qofkii cunana wuu ku dhintaaa

الورد اللطيف  ma aqrisaa mise Maya Hadaada Aqoonin sawiraanta hoos ku xusan kabaro
06/11/2025

الورد اللطيف ma aqrisaa mise Maya
Hadaada Aqoonin sawiraanta hoos ku xusan kabaro

Address

Aabdiwali471@gamil. Com
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when السرّ في تحقيق كيف posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category