30/12/2023
وَيُرِيكُمْ ءَايَٰتِهِۦ فَأَىَّ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ تُنكِرُونَ (غافر - 81)
Gacmo Furan kusoogal halkan, waa Bogga Kaliya Ee Rasmi ee u Gacanta kuhayo Axmed Al-Awliya.
30/12/2023
وَيُرِيكُمْ ءَايَٰتِهِۦ فَأَىَّ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ تُنكِرُونَ (غافر - 81)
12/12/2023
-Waa bahal gumaystuhu
-Kala baahsanaantiyo
-Baylahdaada Jeceloo Markuu -baadka kula helo Kaa boga qaniiinyada
-Uurka kuu dhex galayee. Abwaan Cali diiriye
I prefer liberty with danger than peace with slavery.
" JEAN-JACQUES ROUSSEAU"
29/09/2023
Pray what ever Life is.
20/09/2023
The prove of Social learning Theory(Observational learning).
People learn by watching the behaviour of
others.
05/09/2023
Waa Tirakoob Kusaabsan dadka waddankooda udagaalamaya (Nafta uhuraya).
Imisaad kuqiyaasi lahayd tirada soomaalida èe qabiilkooda ama Hunguri dartii nafta uhuraya?
29/08/2023
10 Lessons from the book "Skills Rather Than Just Degrees" by Professor Isa Ali Ibrahim Pantami:
1. In today's rapidly changing world, academic qualifications alone are no longer enough to secure a successful career.
2. Skills are the new currency of the job market, and those who possess them are the ones most likely to succeed.
3. We must invest in training to ensure that our workforce has the skills needed to compete in a global economy.
4. The future belongs to those who can adapt, innovate, and learn new skills quickly and efficiently.
5. A skills-based education system will not only benefit individuals, but also businesses, industries, and the economy as a whole.
6. We need a paradigm shift from a degree-focused education system only to one that focuses on developing practical skills and competencies.
7. Employers today are looking for candidates who can hit the ground running, with the skills and knowledge needed to succeed in their roles.
8. It's time to rethink our approach to education, and prioritize the development of practical skills that can be applied in the real world.
9. Skills are the key to unlocking opportunities, driving innovation, and creating a brighter future for all.
10. In the modern workplace, success depends not on what degree you have only, but on what skills you bring to the table.
25/08/2023
20/08/2023
𝐓𝐨𝐛𝐚𝐧(10)𝐬𝐢𝐟𝐨 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐝𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
🌸Gabadha waa barka mujtamaca waxaana lagama maarmaan ah inay gabadha muslimada ah tahay mid ka soocan gabdhaha gaalada hadaba maxay tahay sifaadka gabadha ku dayashada mudan ismarkaana ay wanaagsantahay in lala saaxiibo:
1-𝐂𝐚𝐪𝐢𝐢𝐝𝐨: gabadhu waa inay ahaataa mid ku dhagan diinteeda caqiidadeeduna noqotaa towxiidka iyo manhajkii rasuulka (swc)❤️
2– 𝐀𝐪𝐥𝐚𝐚𝐪: gabar akhlaaqbadan🌸
3-𝐗𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛: inay tahay mid xijaabkeeda dhowrata oo aan muujinin jirkeeda kasoocan gabdhaha gaalada .💙
4-: 𝐓𝐚𝐬𝐡𝐚𝐛𝐮𝐡:gabadha inay shabahdaa gabdhihii wan wanaagsanaa sida saxaabiyaatkii iyo umahaatul mu,miniin ,isla markaana aysan gabadha muslimka ah isu shabihin gabdhaha gaalada 🌺.
5-𝐃𝐡𝐨𝐰𝐫𝐬𝐚𝐧𝐚𝐧: gabadha waa inay ka dhowrsanaataa wax walba qaasatan raga aan maxramkeeda aheyn 🌹.
6-𝐗𝐢𝐬𝐡𝐨𝐨𝐝: gabadha waa inay ku sifowdaa xishood xishoodku wa huga dumarka waana iimaanka qeyb ka mid ah 💛.
7-𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝: waa inay gabadhu ku sifowdaa baarinimo waa inay u baarinimo samaysaa labadeeda waalid sidoo kale haday leedahay zowj waa inay asna u baarinimo samaysaa waana sifaadka gabdhaha saalixiinta💜 .
8_𝐈𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐦: waa inaad noqotaa gabar yahay mid ixtiraam badan ixtiraamtaa dadka oo dhan yar iyo weynba🤍.
9_𝐃𝐚𝐛𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝: gabar dabeecad wanaagsan dhaqan qurxoon dhaqankeeduna yahay kan islaamka💞 .
10𝐍𝐚𝐚𝐣𝐢𝐱𝐚𝐝: gabadha ku dayashada mudan waa tan nolosheeda aduunyo iyo mida aakhiraba tahay naajix💚.
-Hadii aad aragto nin ilaalinaya xafiis dowladeed usheeg in tuugadu yihiin kuwa gudaha kujira.
-Qubeyskaagii kugu horeeyay ee nolosha adiga maadan qubeysanin e qofkale ayaa kuu meydhay ka kugu danbeeyana adiga ma qubeysan doontid ee qofkale ayaa ku meydhi doona e markasta ahow ruux isdhul dhig badan o aan is qaad qaad iyo kibir lahayn.