29/01/2020
Ex madaxweyne faroole oo ka hadlaya arinka wax barashada ayaa yiri.
(Dowladu maaha in ay dafto hadba ninkinshaqo wanaagsan dartuurkana halagu dhaqmo).
Malaha wuxu ula jeedaa ahmed saaid oo la taliye laga dhigay
Markaad aad adigu qoratey ummad ka raali ah ku dhaqayso waa ku garowdaa in aad saas u hadasho.
Abdikadir A. WarsameAbdikadir A. Warsame
Cabdi Wali Warsame
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Abdirisak Adan Caamir
.
11/01/2020
Sheekadii nimanki waalna!
Hadda kahor ayaa waxa la yiri saddex nin oo waalan ayaa la krenay cusbitaal si loogu weeyo.
Marki ay in muddo ah ku jireen ayaa ninkii dhakhatrka ahaa wax uu is yiri bal nimankan in ay caafimaadeen tijaabi si looga saaro messha haddii caafimad qabaan haddii kale loola tacaalo,waxa uu soo qaaday sawir u samaysan qaabkiis kadib waxa,uu ku dhejiyey derbi waxa uuna yiri si deg deg nin walba albaabka ha uga baxa dhakhsada.
Kii kowaad ayaa orday oo is yiri ka bax ileen
Waa derbi ee waa kasoo goay madaxa ayaa qarxay kii labaad ayuu yiri orod adigu isna sidii si leeg ayuu madaxa ku dhifsadey kii
Saddexaad ayuu yiri orod adna wuu orday derbigii ayuu madaxa ku dhifsadey markaas ayuu qosol la dhacay waxa uu is yiri malaha kan ayaa caafimaad qaba wuu weydiiyey maxd ku qososhay ayuu yiri .....?
Wuxu yiri masaakintan war mahayaan aan anigu furihiisi haysti ayey garaacayaan.
Haatan waalidiisu waa heerkee anigu waan yaabay ee..?
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Abdikadir Abdikadir A. WarsameAbdikadir A. Warsame Warsame
09/01/2020
Madaxweyne Madaxweyne Madaxweyne Sa,eed Abdulahi DeniMadaxweyne Sa,eed Abdulahi DeniMadaxweyne Sa,eed Abdulahi Deni Abdulahi Deni markaan daawaday khudbadiisii iyo sida uu suaalaha uga jawaabey waxaa isoo baxday labo arin.
Wuxu yiri baarlamaanku waxay qabteen shaqo fiican sanadii kii tegey ee 2019.
Madaxweyne ma waxaad ula jeedaa ayey rideen sidaan rabey ayey samayyeen ileen baarlamanka
Waa aynu naqaan oo wax shaqo ah ay ummada reer puntland u qabteen ma arag ee.
Dhinacakale waxaa iyana muuqatey in madaxweynuhu uusan ka xanaaqayn suaalaha taas oo aad moodo in madax
Weyne sidii h**e uusan ahayn.
Dhinacakale odayaasha xiran wuxu kusheegay in aysan u xirnayn.
Malaha madaxweynuhu wuxu rabey in odayaashu isaga aman iyo hambalyo keliya un u diraan si ay ahaataba manta isaga haya xilka deni maanta.
Wuxu yiri xabsiyada waxaa loo samayey in dadka dambiilaha lagu xiro waa gar
Ee madaxweyne ma yihiin dambiilayaal?
Taas ah in aan xabsiga loo samayey dambiile waan ku raacsanahay lkn kuma raacsane odayaasha xir xiran.
(Halkan caawa jiifana
Rag baa loo hagaajee
Haar birka iyo birahaba
Hablo looma tumanin ee
Soco haruurka ikeen)
Alidhuux Maxamed Naxar
Hon Abdalla Haji Abdirizak
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Muse Maxamed Mohamud
04/01/2020
Waan ku qarxinayaa ee i qari waan la yaabay sacuudigu meesha ma xassan sh.inu joogo ayuu moodey..?
Madaxda sharaftaleh waxaanu ka sugaynaa soo bandhigida xogta qarixi ex control.
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Alidhuux Maxamed Naxar
19/12/2019
Gooshaashka dhow bay safruhu, gelin baxaayaane
Garduur nimanka tegayoow farriin, gaaban iga geeya
Nimanbaa Mataan gowracoon, geed xadhaadh bixine
Ma gaadine gadiid maalinay, gabax ka siiyeene
Gadhka dhiigga waxay ugu dareen talo ay gooyeene.
Geyi lagu dhaxaabuu ahaa, geed ay jebiyeene
Anba waan galiilyoonayaa, garashadiisiiye
Alla gaariduu qabayna sow teer, ganba cad maaha
Haddayse geeri kaga yaabayaan, garan ma saareene
Goblanyaye muxuu Yuusuf xoday gool u qalan waayey
Galliin lagama roonee muxuu gaas u bixin waayey..
Alidhuux Maxamed Naxar
Mohamed Mohamud Muse
Mahamed Muse Abdi
18/12/2019
Alxamdulilaah!
Shacabka waa dad masaakin ah runti aad ayaan ugu faraxsanahay fashilka qaraxa noocan ah oo ay ku fashilmen .
Bal qiyaas qaraxaas ugu yaraan malaha dadka bosaso kunool waa dhamayn lahaa ilaahay ayaa awoodleh.
aad ayaan ugu ducaynaynaa uguna mahadcelinaynaa sida geesinimada leh ee ay inoo bad baadiyeen.
Alidhuux Maxamed Naxar
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Xafso Wadani
08/08/2019
Waxay ii ahayd shraf iyo karaamo kulankiinu.
Mudane wasiir,mudane agaasime iyo mudane xiiray.
Sidokale waa mahadsanyihin ardayda dhalinyarada,ee soo qaban qaabisay xaflada.
Maxamad Maxamuud Proff Cawale
Alidhuux Maxamed Naxar
27/01/2019
uma qalmo.
Lax walba shilalkay is dhigtaa lagu gowracaa !!
Maxamad Maxamuud Proff Cawale Maxamed Khaliif Hayaan
22/01/2019
Masha allaaaahu.
.
inasha aaahu.
.
Maxamad Maxamuud Proff Cawale Maxamed Khaliif Hayaan Alidhuux Maxamed Naxar
31/05/2018
alaaaaaaaaaaaaaaaaah!!
!!
waxan hambalyo iyo bogaadin u diraya ardeyda wax ka barata
gaar ahaan maanta oo taarikhdu tahay 31/may/2018 buugoodi qalin bedelashada ee kowaad.
waa dhamaysatey (RDAE)
waxaan leenahay hamblyo!!
waxaanu leenahay aad la qurux bdan oo la ayaanu idiinla farxaynaaaa!!
sidaa u dadaasheen baanu idiinku !!
waxaanu rajaynaynaa inaa siwadaan dagaalka aqooneeed walaalayaaal.
14/05/2018
casharkii 2aad.
Nasabka (salalaahu calayhi wasalam.)
wuxu ku xiriirayey nebiyulaahi ismacilna nabiyulaahi
hadaan dib uyara eegno
wuxu deganaa meel la yiraahdo .
wuxu u hijroodey wuzuna ka dhigtay meeshi u dacwada ka faafinayey isaga iyo haweenaydiisi .
kadibna ayuu tegey nebi ibrahim
waqtigaa ayaa ka damacay inuu kala haro haweeneydiisii ilaahay ayaase uga bad baadshey.
kadib Firconki waqtigaa ayaa sida uu soo guurinayo alman saakhuri waxa uu gabdhiisi siiyey si ay ugu shaqayso markii uu arkay siduu ilaahay u bad baadshey una sharfay .
Nebi ibrahim wuxu ku noqdey
wuxuna gursadey .
kadib waxa ka hinaastey ama ka masayrtey balse waxa nebiga lagu amray in uu u hijroodo isaga iyo iyo oo ay dhashay.
waa waa .
wuzu uwadaa biyo ah iyo wax yar o . ah.
kadibna waxa lagu amray inu ku noqdo falastiin .
markaas ayaa kadaba dhaqaaqdey waxay tiri (يا ابراهيم الى اين)
(الله امرك بهدا) xagee nooga tagty ma ilaahay ba ku amray
wuxu ugu jaabey haa .
markaas ayey tiri
hadaa ilaahay waa nagu filan yahay.
marki uu nebi ibraahim fogaadey in mudo ah ayuu soo eegay mise cidlo badana meshi iyo u uga tegey wuuna u ducayey.
ismacil waxay bilowdey iney naaska nuujiso (biyihi wa dhamadeen timirti wa ka dhamatey naasihina caano ayey uga weydey)
wuxu bilabay oohin .
waxay is tiri intuu agtaada ku dhiman lahaa wax u raadi bal .
way socotey iyada o ordeysa safwa iyo marwo.
7jeer waxba waa weydey cabar kadib ayey maqashay sanqar waxay tiri (زح زح) oo ay la hadlayso ismaciil aamus aamus sanqar ban maqlayaa ee.
waxa u yimid (malaku jibriil) wuxuna ku yiri yaa tahy ? waxay tiri waladu ibrahim hoyadii.
yaa uu idinkaga tegey? waxay tiri allaah.
hadaa ilaahay idinma dayac ayuu yiri.
lasoco qaybta 3aad