Jiilka Jeexdimeed

Jiilka Jeexdimeed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jiilka Jeexdimeed, Jiilka Jeexdimeed, Addis Ababa.

27/08/2025

Muuse gumcadle iyo bahgari saaka waxaa loogu jawaabay Reer cabdile
Arka

26/08/2025

Waxaad ogaataan jiilka Jeexdimeedow gobolkii waxaa khayaamay
Odayaasha bahgari dhaxdooda

24/08/2025
Photos from Jiilka Jeexdimeed's post 18/08/2025

Ceel-ogaadeen oo laydhkii soolarka heshay waa guul usoo hoyatay gobolka jeexdin

18/08/2025

Dagmooyinka gobolka jeexdin
Celeen
Celogaden
Shilaabo
Dhooboweyn
Higloley

17/08/2025

Degmooyinka cusub iyo kuwa cabbanayay meeshii ugu saameynta badnayd ee qoraal laga sameeyo waxay noqotay Dhoobowayn. Awood mideysan dal iyo dibad weeye. Fiiro gaara halloo yeesho meeshas. Shidaalkii, shacab xariir ah iyo dhul baaxadleh ayaa inaga xigga.

16/08/2025

Jehdin isn't Easy

16/08/2025

Marwooyin iyo mudanayaal
Jeexdin loobaqi maayee xalfada dabaal daga sifiican halooga soowada qaybgalo

15/08/2025

Xaruntii darwiishta

15/08/2025

Degmada Dhoobawayn waxaa la magacaabay xiligii Hayle-Selaase. Sannadkii 1960 12-kii October ayay ku beegnayd. Xiligii Soomaliya xornimada heshay oo ay dadku dhinacaas u jeedsaden ayuu Heyle Selaase Harar casuumad ku qabtay. Degmadii ugu horreysay ee uu xiligaas magacaabay ayay ahayd.

Dhul ballaadhan oo istaraatiji ah, meelo badana xuduud la leh ayay ku taalla. Waxaa ka go'een Degmooyin. Walina waa dhul ballaadhan oo aysan fari ka qodnayn. Waa dhul Taarikh ku suntan oo ah xuduntii Halganka. Sayidku mar uu gabyayay ayuu yidhi; "Allahayow dhulkiyo Dhoobwayn kaladhig weeyan e."

Dhoobawayn, waxay shabahadaa Magaalada Sucudiiga ee Dhahran, oo ah mid keydasha Shidaalka iyo ceelashu kor saaran yihiin. Wax kayar 9Km ayay ceelashu u jiraan Magaalada. Mustaqbalka waxay noqon kartaa meel sida Dhahranta Sucudiga saldhig u noqota shaqaalaha iyo shirkadaha Shidaalka.

Waa dhul wax soosaarkana ku habboon. Ku dareeran saddexda Meesi ee xoolaha. Waa Magaalo macdantu ku xeerran tahay oo dihin. Xiligana Dakhli badan ayaa dhulkaas ka soo xarrooda.

Waa dhul Itoobiya iyo Deegankuba u baahan yahay; mudana in waxooda fadhiga loogu geeyo.

W-QV: Macalinka Soomaaliyed (Ms)
Voss Tv

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jiilka Jeexdimeed
Addis Ababa