Cisi iyo karaamo

Cisi iyo karaamo

Share

Waa in aaynu isbadel cad tusnaa shacabka shacabkuna ku kalsoonadaan masuuliyintooda

03/11/2024

Ma saxbaa in ummad islaam ah in eey meeyd gawaadhi lagu jijiido suuqa dhaxdiisa .subxaanalaha somaali weey ceebobday , Weeyna Dambaabtay

06/02/2024

Waa yaab!!!!!!!!!!

16/08/2021

Canfarta haaynu iska Celine !!!!

16/08/2021

Digniin umada soomaaliyeed dhamaantoodba
Waxaan ogeeysiinhaynaa ineey canfartii shalah soomaaliyeed Kala dageen gawaadhi hadaba,. jigjiga to Addis Ababa iyo Addis Ababa to jigjiga ha la,is a ilaaliyo.

19/05/2021

Mustafe Cagjar somaali wuu isku diray
Lkn lama fahmin

18/05/2021

Cagjar ogaaden kala saarye sideebaan waxyeelaa!!!!!

12/05/2021

Eid mubark All of the muslims inshaa Allah Tomorrow

19/04/2021

Allahamdulah

02/03/2021

Cirku sagal daruureed subaxdii uu leeyahay
Waxa laga sugaa saadaasha roobkiyo xili seermo waydo ah
Cirku waa daruuraynayaa se goor uu di,i yaa og ?
Waa la,ii dardaar warinayaa darajaday se yaa og ?

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Jigjiga
Addis Ababa