Hormuud

Hormuud

Share

Mukhtaar makhtal oficial@

10/09/2022

Muftaxii qalbigaay
Muran ha iga filan
Niyada iyo qalbigu kuma wayin karane
Maskax day diyeey
Wacaneey kumee
Miirkay giyeey wacadkena adkee
Mar hadii aan kuhelay mahadisay naftuba
Nus iga midaay midig tayda imoow
Maal mihi wacnaa dhax musha xaynaa💋

10/09/2022

Kun iyo kow adaan kaxushay
Inta dumaree nool
Kalibad kutahay qalbiga
Kariimku ha ikaa siiiyo
Kal iyo laap waan kujeclahye

10/09/2022

Naag madow
Haday kujeclato
Ilaahay moyee cid
Kaa reepi kartaa majirto

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Addis Ababa