Bahda xaq udirirka umahada baahan

Bahda xaq udirirka umahada baahan

Share

Somali times warbaahinta caabudwaaq

14/10/2024

Kooxdaan oo umidowday dhiig miiratada dadka shacabkaa ah ee dagmada galladi kuwaaas oo lasheegay dhibka ugu wayn ee kajira dagmada galladi inay yihiin ayaga oo kuhaya dagmada musuq aan caadi ahay iyo dhibaaato farabadan oo ay kow katahay dadka shacabka ah oo 24 saac is dilaaya ay kow maamuku

25/01/2024

DEG DEG: Maleeshiyaad Hubaysan ayaa caawo labo nin oo shacab ah ku dilay, meel u dhow deegaanka Isgoys oo ka tirsan degmada Galaadi ee gobalka Doollo DDS,

Dhacdadaan ayaa ku soo beegmaysa xili ay maanta ciidamo la socday maamulka degmada Galaadi ay hal qof ku dileen ,labo kalana ku dhaawaceen meel u dhaxaysa deegaanadda Yamaarugley iyo Miiro Farataag oo ka wadda tirsan degmada Galaadi ,waxaana dad kala duwan oo aan la xariirnay ii xaqiijiyeen in dhacdada Caawo ay Daba socoto tii Maanta.

31/12/2021

Fb waamaxay hadaad taqaanid

31/12/2021

Ma dareemaysaa musuqa ka jira dagmada Galladi maad kahadashid baahidaaada zxp ama zxpy

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Addis Ababa