17/11/2020
Dr sacada
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr sacada, College & University, Sacadahabiiv, Addis Ababa.
17/11/2020
12/10/2020
Dhigagu waa noce
11/10/2020
Qiiqa Ka imaanayo Dabka
Qiiqa banaanka wuxuu wataa qeybo aad u yar iyo gaasas, oo ay ku jiraan sunta kaarbonka. Qeybahaan
waxay geli karaan indhahaaga iyo sambabada halka ay keeni karaan dhibaatooyinka caafimaadka. Illaha
guud ee qiiqa banaanka ee Washington:
• Dabka duurka
• Jikada alwaaaxa, jikada jiifka, iyo goobaha dabka
• Gubashada beeraha
• Dabka la sharaxay (ee loo isticmaalo in lagu maamulo kaymaha)
Dhibaatooyinkee caafimaad ah ayuu qiiqa keeni karaa?
• Cuncunka indhaha, sanka, iyo dhuunta (indha gubashada iyo sanka dhiif ka imaanayo).
• Xiiqdheerta, qufaca, neefta oo yaraata, iyo madax xanuunka.
• Xiiseynta xaaladaha jiray ee sambabka, wadnaha iyo wareega, oo ay ku jiraan neef iyo xabad
xanuun.
Yaa si gaar ah xasaasi ugu ah qiiqa?
Gudo u dhuuqida qiiqa uma wanaagsanna qofna, xittaa dadka caafimaad leh. Dadka inta badan waxay u
badanyihiin inay qabaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka imaanayo qiiqa la neefsanayo oo ay ku jiraan:
• Dadka qaba cudurada sambabka sida neefta ama cudurka raagay sambabada (COPD), oo ay ku
jiraan borukiitada iyo hawada gasho sambab.
• Dadka qaba caabuqa neefsashada, sida hargabka, borukiitada daran, bararka kala qeybiyaha
sambabka, qabowga, ama samboorka.
• Dadka qaba cuduraha wadnaha ama dhibaatooyinka wareega diiga, sida howlaha jirka aan
caadiga aheyn, qabashada howlgabka wadnaha, cudurka halbowlaha wadnaha, iyo xabad
xanuun.
• Dadka qaba taariiqda h**e ee wadna istaaga ama istarooga.
• Ilmaha iyo carruurta ka hooseeyo 18 sababtoo ah sambabadooda iyo wadooyinka hawada weli
way koroyaan oo waxay neefsadaan hawo badan wareega ee culeyska jirka ee ka badan dadka
weyn.
• Dadka wayeelka ah (ka weyn da’da 65) sababtoo ah waxay aad ugu dhowyihiin inay helaan
cudurada aan la aqoonsan karin ee wadnaha ama sambabka.
• Dumarka uurka ah sababtoo ah labadaba hooyada iyo ilmaha waxay ku jiraan halis kordheyso ee
saameynada caafimaadka.
• Dadka sigaar caba sababtoo ah waxay aad ugu dhowyihiin inay mar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Addis Ababa