26/07/2022
Muna Cabdi Abiib oo ku nool Magaalada Gursum ee Gobolka Faafan ayaa sheegtay inay nafteeda u hibaynayso askarigii barraha bulshada qabsaday.
Muna,waxay noo sheegtay inay shuruud la'aan ogoshahay in askarigan ku guursado[Meherka iyo kharashka kastaba].
Muna,waxay sheegtay inay xitaa ku gali doonto haddii uu xaas leeyhaay.[waa lacala'e].
Muna, waxay sheegtay inay arrintan ku dhiiri galinayso ciiddanka,si guuurka loogu fudaydiyo.
Voss.
22/07/2022
Waxaan garab iyo gaashaan u nahay Geesiyada Booliska Gaarka ah ee DDS oo hadh iyo habeen u taagan Naf iyo maalna u huraya sugida Nabada Dalkooda iyo badqabka Dadkooda, waxaan leeyahay guulaysta waligiin!
Waxaa laga rabaa Dawlada inay xooga saarto xoojinta Xogta(Sirdoonka), Saadka & Saanada ciidanka iyo joogtaynta kor ahaanshaha Mooraalka ciidanka, shacabka DDS Waa inay sidii caadada u ahayd garab iyo gaashaan u noqdaan ciidankooda!
โGeeesiga dhulkiisa
Guusha u horseedaa
Geerida dishaay
Geedkaa ha boโo
Ku gabraaratada
gumaysigu ku dhuunto
galabsada xumaantana
geedkood ha boโo
Gobanimada waa loo goโaa
godka akhiriyoo iilkaa loo galaa
Gowracatada aan wali garanineey
Geedka Ha boโo!โ
22/07/2022
Asc azxta qali ah dhamanti waa Salam melkasto ad Jogtan
23/04/2022
๐ทGood ๐ฅnight ๐ฉธ
๐ฅall ๐ฅfriends๐ฉธ