Nuur Alxasan Xasannuur

Nuur Alxasan Xasannuur

Share

Isku duubnideenu waa horumarka bulshadeena

12/05/2026
04/09/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdirahman Hajishugri Elmi, ረድሺ አሊ, Aden Dahir, Nuradin Awel Nuuree Awel

12/05/2024

Asc Asxaabta Facebook Friends

Photos from Nuur Alxasan Xasannuur's post 05/05/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkan Hambalyo aan lasoo koobi kari Hawada umarinayaa Sxbky Axmed Maxamed Xuseen
Bato oo barakooba
Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee Guuloow Ka Yeel
Guurkiina Guur Khayr Gurigiina Guri Nagi Guuloow Ka Yeel

19/04/2024

Damacaan lahaa iyo waxaan doowlad nimo raadsho
Dadaal waxaan sameeyoon inbadan doca wareegaaba
Dad ineey idoortaan waxaan doono abidkeeyba
Duulaan waxaan qaado oon dad ucoloownaaba
Duqooy waxaan dirsado ooy inbadan ila dacwoodaanba
Deen waxaan dukaamada kagalo oon dad kala siiyaaba
Dumar waxaan durbaan qaata dhaho oo Xil ila doona
Maantaan dangiigsaday kursigaan dacar usooleefay
Hayeeshe intaan daalka tiran ee la.iyar duug duugi
Taleefoonka iga daaya waad edeb daraateene
Dastuurkaanan qabin inii masuul dooda lalayeeshaaye
Xabsi dalaq hadhihina ooyaan duhurkan la idin toogan
Dadkii ani isoodoortayow dan iyo yelkin

16/02/2024

Dhammaan degmooyinka gobalka liibaan Kusoo dhowaada degmada gurra baqaqsa

16/02/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdi Ibrahin Nur, Aden Qorane, Abdulahi Mohamed, Abdirizak Ayaale

22/01/2024

✍️W/Q; Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar;

Xuska Maalinta Aasaaska Dawladda Deegaanka Soomaalida

23ka January 1993dii ayay aheyd maalinkii si rasmi ah loo aasaasay Dawladda Deegaanka Soomaalida lana doortay Madaxweynihii ugu horeeyay ee Deegaanka alle ha naxariistee Mudane Cabdullahi Maxamed Sacdi. Waxaa maalinka bari ah, markii ugu horeeysay, la xusi doonaa sanad-guuradii 31aad ee Aasaaska Deegaanka.

Natiijada ugu wayn ee laga dhaxlay aasaaska Deegaanka ayaa ah in dadkii Soomaalida ahaa ee ku kala firidhsanaa gobolo kala duwan oo dalka ahaa ay wada hoos yimaadaan hal deegaan oo sidoo kale ay ismaamul (dhab ahba yuuna ahaane) helaan, luuqadooda iyo dhaqankoodana ku ilaashadaan.

31kaa sano wax badan oon la mahadina way ku dhaceen shacabka deegaanka oo ay ka mid yihiin xaqiraad, xasuuq, iyo xadgudubyo xanuun badan ku reebay quluubtooda.

Ujeeddada xuska maalinka aasaaska deegaanku waa in dib loo milicsado taariikhdii la soo maray ee shacabka (tu wanaagsan iyo tu xunba), lagana barto cashiradii lagu mareeyn lahaa durruufaha maanta iyo wixii iman kara mustaqbalka. Mid kamid ah cashiradda aan ka baranay sooyaalkii 31kii sano ee aan soo marnay ayaa ah ahmiyadda ay leedahay midnimadda shacabka deegaanku.

Xuska maalinka deegaanku waxay xooga saaraysa ku middeeynta shacabka deegaanka magac, astaan, iyo masiir ay wadaagaan oo ay iyagoo mideeysan wax kula qabsadaan qowmiyadaha kale ee dalka. Maanta waxa inoo yaalaa waa inaan nabada, xorriyadda, iyo horumarka sii xoojino, bulsho ahaana la nimaadno xikmadii iyo kartidii aan ku gaadhi lahayn himilooyinkeena.

Aqlabiyadda shacabkeenu ma rabaan inay soo laabmaan cabudhiskii, cagajugeeyntii iyo cidhiidhiigii la soo maray. Waxay rabaan in waxay maanta haystaan wax ku sii darsadaan oo wixii hagaagsanna la sii xoojiyo, wixii aan hagaagsanaynna la hagaajiyo. In yar oo qayb ka aheyd hagardaameeyntii shacabkuna waxay jlba-joog ku sugayaan inay soo laabato bay’addii ay la jaan-qaadi lahaayeen ee ay af-yaqaaneen oo ah in shacabkooda oo la dhibaateeynayo ay jeedalka u qaataan.

Marka aan xusayno Sanad-guuradda sanadkan, aan taageerno wixii horay inoo wadaya, aan ka fogaano wixii dib inoo celinaya.

Wabilaahi tawfiik!

.

22/01/2024

Madaxwayanaha deeganka Mustafa Omer ayaa fariintan la wadaagay shacabaka deeganka Soomaalida.

Xuska Maalinta Aasaaska Dawladda Deegaanka Soomaalida

23ka January 1993dii ayay aheyd maalinkii si rasmi ah loo aasaasay Dawladda Deegaanka Soomaalida lana doortay Madaxweynihii ugu horeeyay ee Deegaanka alle ha naxariistee Mudane Cabdullahi Maxamed Sacdi. Waxaa maalinka bari ah, markii ugu horeeysay, la xusi doonaa sanad-guuradii 31aad ee Aasaaska Deegaanka.

Natiijada ugu wayn ee laga dhaxlay aasaaska Deegaanka ayaa ah in dadkii Soomaalida ahaa ee ku kala firdhisnaa gobolo kala duwan oo dalka ahaa ay wada hoos yimaadaan hal deegaan oo sidoo kale ay ismaamul (dhab ahba yuuna ahaane) helaan, luuqadooda iyo dhaqankoodana ku ilaashadaan.

31kaa sano wax badan oon la mahadina way ku dhaceen shacabka deegaanka oo ay ka mid yihiin xaqiraad, xasuuq, iyo xadgudubyo xanuun badan ku reebay quluubtooda.

Ujeeddada xuska maalinka aasaaska deegaanku waa in dib loo milicsado taariikhdii la soo maray ee shacabka (tu wanaagsan iyo tu xunba), lagana barto cashiradii lagu mareeyn durruufaha maanta iyo wixii iman kara mustaqbalka. Mid kamid ah cashiradda aan ka baranay sooyaalkii 31kii sano ee aan soo marnay ahaa ah ahmiyadda ay leedahay midnimadda shacabka deegaanku.

Xuska maalinka deegaanku waxay xooga saaraysa ku middeeynta shacabka deegaanka magac, astaan, iyo masiir ay wadaagaan oo ay iyadoo mideeysan wax kula qabsadaan qowmiyadaha kale ee dalka.

Maanta waxa inoo yaalaa waa inaan nabada, xorriyadda, iyo horumarka sii xoojino, bulsho ahaana la nimaadno xikmadii iyo kartidii aan ku gaadhi lahayn himilooyinkeena. Aqlabiyadda shacabkeenu ma rabaan inay soo laabmaan cabudhiskii, cagajugeeyntii iyo cidhiidhiigii la soo maray. Waxay rabaan in waxay maanta haystaan wax ku sii darsadaan oo wixii hagaagsanna la sii xoojiyo, wixii aan hagaagsanaynna la hagaajiyo. In yar oo qayb ka aheyd hagardaameeyntii shacabkuna waxay jlba-joog ku sugayaan inay soo laabato bay’addii ay la jaan-qaadi lahaayeen ee ay af-yaqaaneen oo ah in shacabkooda oo la dhibaateeynayo ay jeedalka u qaataan.

Marka aan xusayno Sanad-guuradda sanadkan, aan taageerno wixii horay inoo wadaya, aan ka fogaano wixii dib inoo celinya.

Wabilaahi tawfiik!

Photos from Somali Prosperity Party-ብልጽግና's post 22/01/2024
Photos from Xisbiga barwaaqo ee Lnt degmada Qarsa Duula ቃርሳ ዱላ ዋራዳ ብልጽግና ፓርት ቅርንጫፍ ጽ ቤት's post 22/01/2024
Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Addis Ababa

Opening Hours

Monday 10:00 - 12:00
Tuesday 09:00 - 11:00
Wednesday 18:00 - 22:00
Thursday 21:00 - 00:00
Friday 23:00 - 17:00
Saturday 00:00 - 03:00
Sunday 01:00 - 04:00