10/04/2024
Maalin Boqran...
Iswaydaarkiyo Qaloocu Danayste Maweeciyaan
10/04/2024
Maalin Boqran...
26/03/2024
Habalaha Somaliyeed Hooyooyinkeenbay Asluubta Iyo Quruxdaba Hida Raaceen .....
Micnihiyo Ujeedkaygu K**a Maarantaan Guurka Ana Lacagta K**a Maarmo Saas Ayay Tidhi ARAWEELO Run Aan Gabasho Lahayn...
Mar Hadiiba Aan Lagaala Tashan Wakhtigii Aad Dunida Kusoo Biiraysay Sidookale Aan Laguu Sheegin Xili Aad Ka Bixi Doon Intaad Jirtana Noloshaada Aadan Waxba Ka Badali Karin Fikrad Kasta Hadaad Keento Oo Sidii Laguugu Talo Galay Uun Unoolaanayso Taas Macneheedu Mayna Ahayn Intaad Nooshahay Inaad Si Farxadle Unoolaato Kuna Kalsoonaato Maamulaha Dunida Allah (SWT)
26/12/2023
Wuxuu Hebel Ruuxu Yahay Intaanu Heshiis Lagalin Hawaawiga Laacdanka Ah 🤌
Masha Allah
03/09/2023
Dhulkayga Somaliland Ruux Kuu Dhashoo Dheeftaada Cunay Wuu Kudhawrayaa ...JumHuriyada...
28/06/2023
Ciid Mubarak Ree Face book
13/04/2023
Dadka Wanaagsani Waa Shamacyo Nuuriya Dadka Kale Mugdiyadooda💫