Dr Hashi

Dr Hashi

Share

kusoo dhawoow gacmo furan

15/07/2024

“Allah has sent down both the disease and the cure, and He has appointed a cure for every disease, so treat yourselves medically, but use nothing unlawful “. Waqti wanaagsan dhamaantiin.

Photos from Dr Hashi's post 16/06/2024

Ciid mubaarak 🥳

12/06/2024

‘’Nin Raga iyo Waqti waa Lagdamayaane’’.

28/05/2024

Lakala dheere orod se maaha
Maryooley

28/05/2024

Waa mid kamida ah qoraalada caafimaad ee bulshadu u baahantay, halaga faaidaysto Buuga DIIWAANKA MACAANKA ee uu qoray Dr-Abdikarim D Hassan

Photos from Dr Hashi's post 18/05/2024

Waa imisa nooc oo ciidan ah, Allow jamhuuriyada Barakee, insha allah sanadkan sanadkiisa inago halkan meel ka saraysa taagan oo isku duuban.

21/04/2024

👨🏽‍⚕️ 👈

14/04/2024

Global warming waxa loola jeedaa korodhka muddada dheer ee celceliska heerkulka dhulka dushiisa, taas oo ay ugu wacan tahay hawlaha bani'aadamku kawado deegaanka, sida gubashada shidaalka iyo xaalufka dhirta. Tani waxay keenaysaa inay ku ururaan greenhouse gases ku jawiga, sida CO2, kaas oo xejiya kulaylka sababana in meerahu uu kululaado.
Cawaaqibta global warming ka waxaa ka mid ah kor u kaca heerka badda, cimilada xumaata ee soo noqnoqota sida (abaaraha, roob yaraanta iyo daadadka), dhalaalka barafyada (melting glaciers and ice caps), iyo khalkhal ku yimaada nidaamka deegaanka iyo kala duwanaanta noolaha.
Dadaalka lagu yareynayo global warming ka waxaa ka mid ah inagoo u gudubna ilaha tamarta ee la cusboonaysiin karo, yaraynta qiiqa warshadaha, iyo hirgelinta siyaasadaha lagula dagaalamayo isbedelka cimilada.
W/Q: Dr Hashi

10/03/2024

😍

Photos from Dr Hashi's post 27/02/2024

💙🤍

Photos from Dr Hashi's post 23/02/2024

الحمدلله
Ilaahay bay mahad oo dhami usugnaatay,
Waalidkay alle haka abaaliyo heerkaa ay isoo
gaadhsiiyeen.
Dr Hashi.

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Addis Ababa