Abwaan Mustafe Kiiko yareh
Kuso dhawoow Bogyga Rasmi ga ah fadlan like and follows and share gare ado mahad San wanan kulaso xidhiidhi hay dhibsan
25/01/2024
30/05/2022
ASC WLLAHAYGA MUSLIMKA AH
11/03/2021
1. Xumaan iyo nabsi
ruux xambaarsaday
xashaash ku noolaan
maayo, xaqdaro nin
ku dhaqmaayo
xakinkaa arkaayo
xaqiiqdii guul ma
gaaraayo, xiliga
maanta la joogana
xaalka aduun yaalo
xifaalo malaha xili
leys xisaabinaayo
xabaasha aaqiro
waaye ee xiskiina ku haaya.
2. Dunidaan dabjirkeeda
dayaxa laalaayo,
dunidaan da’yarteeda
dagaalka loo carbinaayo,
dunidaan duqowdeeda
nabada aan doonayn,
dunidaan labadii is doorato
dakano layskugu diidaayo
dabkeeda ma yara,
ana inaan daacad kuu ahay
marna aanan ku dageynin
damiirkaada u sheeg,
wadnaheyga dushiisa iyo
beerkeyga dacaladiisaan
darin kuugu dul fidinayaa
dareen la’ aan ku dul seexo
, hadaadan intaas ku daganeynin
laabtaada sii danqaneyso
dartaa waalidkeyga ha ii dilo
ama duhurkaan ha ii
deyrsho
deg deg daartaada igu geyso.
3. Taariikhdaada nolosheyda
k**a tirmeyso ee talaahi
aan ku dhaartay talaabkastoo
aan qaado adigaan ku
towaa taajkii arooskaaga
tabaabusheysigiisa aan ku
jiraa ee taajirnimo iima
laabnee toosaneey
taladeena waa toostee
tacab shiid waa ka baxnee.
4. Ma jiraa jaceyloo?
Ma jiraa jaceyloo,
qofaad waanisoo
wehel aad kadhigatooa
warkiisa aad raacdoo
waji aan wacneyn
wax tar kaaga dhiga?.
Ma jiraa jaceyloo
qoraaf saad satoo
saadir aad katuugtoo
suubanaantii caashaqa
samaantii jaceylka
midna aan kusiin?
Ma jiraa jiraa jaceyloo
qofaad jamatoo
jirkaaga moodoo
aan jiirnaxaynoo
jiriricyo jaceyl
midna aan u jeedin?
Ma jiraa jaceyloo
qofaan kuu naxaynoo
naftaada moodoo
nuurkii caashaqa iyo
naxariistii jaceylka
midna aan ku siin
Ma jiraa jaceyloo
qofaad qiima wacan&
qaayo wacan u yeeshoo
hadana aan kuu qireyn?
5. Sahal maahan caashaqa
hadaan lagula sideynin
sibir waaka qaraar yahay
samada iyo dhulka
dhaxdooda saan qaadku
badanaa samirkuna
wacanaa silsilad waaye
dunidaane hadba si
kugu soo mareyso,
sifaalaha nikaaxa sifahiisa
furiin maxaa ka dhigay?.
6. Dadaal aduunyo iyo
dulqaad dib umaan
dhigin damac daranaa
dusha leyga saaray
daaraha dushoodbaa
dahab ley suray,
dad kulul aan danqasho
laheyn dooqaaga
haduu galo dad lo
31/01/2021
Adaa misaanle
Adaa muuq iyo xishodle
Adaa masuusle
Adaa milgiyo sharafle
Adaa hamuun.tiri kara
Adaa hanti ii ah
Adaa hurda kugu ladaa
Haboon iyo hibooy
Haldoor iyo hilaac ropey
Hal.Abuur iyo abwaan
Hoyooy ada Ku
Helan yihiino
Hal erey hadY qoran
Ada Ku Hal mugle
Ana hooyo haben
Hurda man ladeen
Hadaan aduunka.joogin
Hadaan indhuhu Ku qaban
Hooyo Hal iyo laba kugumaso
Koobi kare
Karaaman Ku hayaa korkad isaran tahay hooyo macan
❤Allow💟Hooyo💓Nodaa🛂Amin
Ereyda AbwAbwaan Mustafe Kiiko YarehsAbwaan Mustafe Kiiko YarehiAbwaan Mustafe Kiiko YarehrAbwaan Mustafe Kiiko Yareh
28/01/2021
The world is over and over
Oh my gosh the culture of
Destruction the
Death of a little in the middle of
each other l am listening to
This the
death
Abwaan Mustafe Kiiko Yareh
28/01/2021
yuusuf Bakayle
Abidkiin waraa Wayuhu idin casuum cimrigiinu kiiraga reerkinu kii lagu nastee naxariis laga heelo ale haydin ka DHIGO
Nolo waa docee
Daa,iin waxaan ka tuugey
Daacad inaad ahaantaan
Daahir iyo dulliyo
Daa,in u diin siiyo
Daadah aad tiraahdaan
Daar wacan oon dumeyn
Iyo daacad baan idin amrey
Daa,in waxaan ka tuugey
Da,da maanta jirtoo dhan
Duqow iyo doob
Iney idiin duceeyaan
Daar xalaal ahoo wacan
Dunidaan lala yaabo
Daa,in uu idiin siiyoo
Dadka hadalkoodana
Allaha ha idinka daboolo
Duco waxaan mudan
Daacad kuwii isu ah
Ayuu daa,in ka aqbalaa
Abwaan Mustafe Kiiko Yareh
28/01/2021
Wayaho Ligan
Walaaco Cirka kabaxy
Waraysigo.cida kabaty
Wariyayaashi warka.sodaya
Ana werka dhagaysto
Arladan walatiyo
Afhayeenko yaaban😕
AAbwaan Mustafe Kiiko YarehMAbwaan Mustafe Kiiko YarehKAbwaan Mustafe Kiiko YarehYAbwaan Mustafe Kiiko Yareh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Addis Ababa