05/12/2022
Dhaawaci qaLbiga ๐ part:1
( Sheeko qaLbi jab ah ) amiir io amiira๐
Amiira waa gbdh dagan dabecad wngsn waxa aY kadhalataY reer taajirin ah nolol wngsna waY kunoolaYd gbdh jaamacad barata iska farxaanad ah kaftan badan lkn kibir badan ๐
Maalin maalmaha kamid ah iYadoo jaamacada usocota aYuu gaadhiGi ka halaabaY iYadoo is leh waqtigii wuu kaa dhacaY aYaa waxa arkaY wiiL wuxuna kudhahaY maku sii dhaweeYa waYka ogolaataY waYna raacdaY dhawr jeerbu lahadlaY sethY io magaca umaYna jawabin oo kibir io Yasid aYaa kujirtaY Hal Mar ayyna ku xanaaqdaY oo tiri War badnidaa halkan ii istaag wuu istaajisaY gaarigi waYna kadagtaY
MaaLmo kadib ayy wiilki ku aragtaY jaamacada aY dhiganaYsaY waYna lahadashY balse umuusan jawabin oo mudankeeda aYuu marsiiyy .......lasoco part 2 mhdsanidin โค ๐
03/12/2022
29/11/2022
29/11/2022
14/11/2022
13/11/2022
13/11/2022
13/11/2022