Maldevis🥦
Qays Qayser
Traveling
Suchelles🥦
23/10/2024
Midkamida Go'aamada Ugu Geesinamada Leh Ee Noloshaada Waa Inaad Gabi Ahaanba Ka Tagto Waxkasta Oo Waxyeelo Ugeysanaya Naftaada Iyo Qalbigaaga🙏
18/10/2024
Dadka baro oo network fiican yeelo.
14/09/2024
Goanada Noloshu Wey Noocyo badanyihiin waxaase ugu daran Kan uu waqti kugu qasbo qaadashadiisa✍️
01/09/2024
Isbuucan beri bilaabanaya waxaad tijaabisaa inaad sameyso Dopamine detox, oo ah inaad jirkaaga ka nadiifiso hormone-ka dopamine.
Dopamine waa dheecaan maskaxdeena usoo dayso abaalmarin ahaan marka qofku wax uu jecelyahay sameeyo sida: inaad cunto macaan cunto, ama filin daawato, ama sigaar cabto ama muuqaalada xunxun daawato IWM.
Marka dopamine-taadu badato, tusaale marka aad maalin kasta tiktok ku jirto uun maskaxdaadu waxay yeelanaysaa inay la qabsato oo ay kaa doonto inaad wixii sii badiso ama ay waxaasi balwad kuu noqdaan, kadibna waxyaabaha wanaagsan sida buug aqrintu kugu adkaato.
hadaba isbuucaan waxaad samaysaa inaad ka soonto dopamine intaan sameey. (WIXII ADIGA KUGU BADAN ISKA JOOJI)
1. Social media 90% yareey ama jooji.
2. tiktok, youtube iyo instagram iska saar.
3. heeso ha dhagaysan.
4. cuntada caafimaadka u daran ha cunin.
5. sigaar hadii aad cabto iska jooji.
6. iwm
intaas badalkeeda waxaad sameysaa.
1. markaad social media u xiisto buug yar soo qaado oo yara aqri intaad ka caajisayso.
2. laws soo iibso marka gaajo yar dareento afka gasho.
3. hadii aad youtube u xiisto muxaadaro shido.
4. dadka la sheekeyso marka caajisto
5. soo lugeey oo iska socsoco.
6. intaad meel fadhiisato kaligaa iska fikir.
7. INTAAD shaah ama kafee cabi lahayd biyo caagad kusii qaado oo iska cab
Marka dopamine detox sameyso adiga dhan wada caajis ayaad noqon doontaa, laakiin hadii aad sidaas ku wado mudo ilaa 30 maalmood ah maskaxdaada waxyaabaha qaar raaxo k**a raadinayso, oo waxad is arkaysaa adigoo buug aqrinta ku raaxaysanaya halka aad tiktok ku raaxaysan jirtay.
30/08/2024
Calool baahan, jeeb eber ah iyo qalbi dhaawacan waxay ku bari karaan casharada nolosha ugu muhiimsan uguna qaalisan!.
" La Noolow waayahaaga"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Addis Ababa
+25263