Abdinasir bakay

Abdinasir bakay

Share

I want to see you any information

13/09/2022

Waa qoomiyad ku nool dalka Nigeria, wiilkii ama gabadhii guurka ka daaha waxaa la geeyaa biyaha webiga, si loo biyo cabsiiyo ama loo quusiyo, ilaa uu ka dhahayo waa guursanayaa.!

Qaar badan oo innaga mid ahi waa ku reyn lahayd malaha in sidaa loo biyo cabsiiyo.🤣

Wariye Abdihakiin Qays

03/09/2022

Murugo weyn ayey ii tahay in aan maqlo dhaawaca Walaalkay iga yar Bilaal Bulshaawi 😭😭😭 Ilaahay waxaan uga baryayaa caafimaad buuxa oo deg deg ah.

Photos from Jijiga university's post 03/09/2022

Waa wakhti aan dhaweyn

20/01/2022

Haa is xumeynin hadii uu qof ku inkito
Nalka Wadooyinkaba maalinti Waala ilaawaa maalinti
Habenkii waa laxasuustaa"

31/08/2021

Ku saliya xabiibkena
Scw scw

21/05/2021

Asc

21/05/2021

Asc asxbta qaliga ah

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Jigjiga
Addis Ababa
0