Zakir_abdullahi_mohmett

Zakir_abdullahi_mohmett

Share

Always am ur side

27/08/2023

Time evolves

01/05/2022

to all Muslims

11/06/2020

Business activist
Social worker

09/05/2020

Welcome to my new page ladies and gentlemen u gotta important information on this group

11/04/2020

In badan oo inaga mid ah waxay raadinayaan degnaasho iyo guul iyo ka dheeraansha ha fadhi ku dirirka hadaladada badan sidoo kale waxay doonayaan inay ku sifoowaan afgaabni iyo akhlaaq badan aygoo raadinaya inay helaan sifada qaaliga ah ee afgaabnida oo ah sifo qofkasta heli karin, in badan markaad fiirisid dadka guusha ka gaaray nolasha waxaad arkaysaa ayagoonaan ahayn kuwa hadal badan laazimayna sifada afgaabnida markay isku milanto buuqa dadka iyagana waxay ahaayeen kuwo dagnaasho iyo aamusida kamuuqda.
Waxaa la dhahaa fanka afgaabnida waa cilmi ka adag kan hadalka badan qaar ayaa u fasirta inay tahay dacfi shakhsiyadeed, hayeeshee waa fani aanu ku sugnaan Karin ilaa dadka caqliga leh mooyee….balse meelaha qaar Ayaanu ficnayn inaad iska afgaabnato waana mar mar uun.
Hadaba maxaan udoortay mawduucan magaca barnaamijkana yahay tubta guusha ,maxay sa tahay cilaaqada ka dhexayso guusha iyo afgaabnida warcelinta ku haboon ayaa ah guusha ayaaba ku imaada dadaal afgaabni iyo adkaysi badan.
Faa idooyinka afgaabnida

1- Afgaabnida ama hadal yarida waxaa lugu tiriyaa sifo kamid ah sifooyinka akhlaaqda wanaagsan,qofku caradiisa ayuu aad u xakameeyaa ilaa uu gaaro heer u kasbado raali ahaanshaha allah,sidoo kale waxay jawaab waafi ah utahay qofka kaa xanaajiyey

2-waxay daliil u thay akhlaaqda wanaagsan

3- waxaa ka dhalanaayo inuu allah ku jeclaado deetana dadka

4-waxay sababataa inay ku ixtiraamaan dadka kale haba ugu darnaatee meelaha muranka idin kala dhaxeeyo dadka kale.

5-inaad waqti u hesho inaad si fiican ufakartid oo wax badan aad guul uga gaartid.

Shantaa kaliyaa ma ahee waa kuwa ugu caansan inta kale ka baar saxiifada/bogga islamway kuna can baxday طريق الاسلام ama jarrirada maduuc
Hadaba maxaa laga yiri afgaabnida

-haduu hadalka badan yahay qalin afgaabnidana waa dahab

-qofka caqliga lehii waa midka garan goortuu hadlaayo iyo goortuu aamusayo

-waajib ma ahan inaad ku hadaaqdo waxaad taqaano oo dhan,lkn garo waxaad ku hadlayso.
By cabdiwahaab aadan

Want your school to be the top-listed School/college in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Addis Ababa