19/03/2026
DHAMMAAN ARDAYDA JAAMACADDA ADAMA (ASTU): CIID MUBAARAK! 🌙✨
Munaasibadda qaaliga ah ee Ciidda awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaa dhamaan ardayda jamacada Adama science and technology(ASTU)
Illaahay ha inaga aqbalo acmaasha suubban, sannadkan sannadkiisana bash-bash iyo barwaaqo alle ha inagu gaadhsiiyo.
Ciid Wanaagsan Dhamantiin! 🤝✨
Kullu Caam Wa Antum Bikhayr!👏
15/03/2026
🤝
waxaan bogaadinaynaa Hoggaanka Fulinta(executive leadership) ee Ururka Ardayda Somaliland ee waxka dhigta jaamacadaha Itoobiya.
wada jir iyo wada shaqeyn wacan
Ministry of Foreign Affairs - Somaliland
Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare JSL
Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia
Somaliland Ministry of Education and Science
Ministry of Education Ethiopia
11/03/2026
Waxaan u hanbalyeynayaa Guddoomiye Eng. Hamse Abdisamed, oo loo magacaabay Guddoomiyaha Guud ee Midowga Ardayda Somaliland ee Jaamacadaha Itoobiya, Waxaan Alle uga baryayaa inuu ku garab galo gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday, kana yeelo mid ku guulaysta horumarinta midnimada, iskaashiga, iyo ka shaqeynta danaha ardayda.
I would like to extend my sincere congratulations to Chairman Eng. Hamse Abdisamed on his appointment as the General Chairman of the Somaliland Students Union in Ethiopian Universities. This appointment reflects the trust and confidence placed in his leadership and capability to represent and serve Somaliland students studying in universities across Ethiopia. I pray that Allah grants him wisdom, strength, and success in fulfilling the responsibilities entrusted to him, and that his leadership brings unity, progress, and positive development for all students.
Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia
Somaliland Ministry of Education and Science
Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare JSL
Ministry of Foreign Affairs - Somaliland
11/03/2026
𝗢𝗳𝗳𝗶𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗦𝘁𝗮𝘁𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁..
𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙 𝙎𝙩𝙪𝙙𝙚𝙣𝙩 𝘼𝙨𝙨𝙤𝙘𝙞𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣 𝙞𝙣 𝘼𝙎𝙏𝙐 (𝘼𝙙𝙖𝙢𝙖 𝙎𝙘𝙞𝙚𝙣𝙘𝙚 𝙖𝙣𝙙 𝙏𝙚𝙘𝙝𝙣𝙤𝙡𝙤𝙜𝙮 𝙐𝙣𝙞𝙫𝙚𝙧𝙨𝙞𝙩𝙮)
The Somaliland Student Association at Adama Science and Technology University (ASTU) is pleased to officially announce the election of a new Chairman Eng. 𝑯𝒂𝒎𝒔𝒆 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒔𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑴𝒐𝒉𝒂𝒎𝒆𝒅. to lead the association.
On behalf of all members, we extend our sincere congratulations to the newly elected Chairman. This leadership represents the trust and confidence placed in you to guide and represent Somaliland students at ASTU with integrity, responsibility, and dedication.
We are confident that under your leadership, the association will continue to strengthen unity, promote academic excellence, and support the interests and wellbeing of Somaliland students within the university community.
Once again, congratulations on your appointment, and we wish you success in fulfilling your responsibilities.
.𝘍𝘳𝘰𝘮 𝘢𝘥𝘮𝘪𝘯𝘪𝘴𝘵𝘳𝘢𝘵𝘪𝘰𝘯 𝘰𝘧 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘭𝘢𝘯𝘥 𝘚𝘵𝘶𝘥𝘦𝘯𝘵 𝘈𝘴𝘴𝘰𝘤𝘪𝘢𝘵𝘪𝘰𝘯 𝘪𝘯 𝘈𝘚𝘛𝘜.
Somaliland Students Association in Ethiopia..!