Karaama Creative

Karaama Creative i,m graphic designer✒️

25/07/2026
12/07/2026
12/07/2026

Marine life (nolosha badda) waa dhammaan noolaha ku nool badaha iyo badweynta waxaa kamid ah:
●Kalluunka (fish): sida sharks-ka, tuna-da, iyo kalluumo kale oo badan.
●Mammals-ka badda: sida whale-ka (nibiriga), dolphin-ka, iyo seal-ka.
●Invertebrates ka: sida octopus-ka, crab-ka, jellyfish-ka, iyo coral-ka.
●Dhirta badda: sida seaweed iyo algae.
●Noolaha yaryar: sida plankton, kuwaas oo aasaas u ah silsiladda cuntada badda.

Noolahani waxay ku nool yihiin deegaano kala duwan sida coral reefs, baddaha qotoda dheerleh, iyo xeebaha. Waxay door muhiim ah ka ciyaaraan nidaamka deegaanka adduunka, sababtoo ah waxay bixiyaan oxygen (in ka badan 50% ee oxygen-ka aan neefsanno waxaa soo saara plankton badda), waxayna saameyn ku yeeshaan cimilada, waxayna cunto u yihiin malaayiin dad ah.
Sababtoo ah Phytoplankton-ka dadku si toos ah badanaa uma cunaan, Waxay marka h**e noqdaan cunto ay cunaan xayawaanka yaryar ee badda (zooplankton), kuwaas ayakana waxaa cuna kalluumada, intaas kadib dadka ayaa soo qabsada kalluunka oo cuna.
Sidaas darteed, phytoplankton-ku waxay dadka ugu yihiin cunto si dadban, iyagoo ka bilaaba silsiladda cuntada ee badda.



Jimcihi udambeeyey ee ramadanka allah hanaga aqbalo acmaasheena soonka iyo salaada🤲
13/03/2026

Jimcihi udambeeyey ee ramadanka allah hanaga aqbalo acmaasheena soonka iyo salaada🤲

Waxaan kuu samaynayaa LOGO professional ah si ganacsigaga unoqdo mid qurux badan✍️ igala soo xariir +252685321411 and Fo...
27/02/2026

Waxaan kuu samaynayaa LOGO professional ah si ganacsigaga unoqdo mid qurux badan✍️ igala soo xariir +252685321411 and Follow our page karaama creative🤝

Ramadan mubarak🌙
25/02/2026

Ramadan mubarak🌙

Address

Banha, Qalyubia
Benha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karaama Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share