Ustaad alle aamin

Ustaad alle aamin

Share

page kaan waxa aad ka Keli muuqaallo qurux badan oo hab qoraal heer sare ah.

22/12/2025
Photos from Ustaad alle aamin's post 18/12/2025

ogeysis ogeysiis

waxa aan ogeysiineynaa bulshada jecel

iney far iska qurxiyaan inaan si free muddo bil ah

farqurxinta ku bareyno in.a

1 ardayda laqaadaa wey kooban tahay.
2 muddada isdiwaan galin Bishan ku egtahay 12 aad.

🙏nalala soo xariir si aan kuu diwaan galinno.

📞 haddaa diyaar tahay messenger page kaan nagala soo hadal.

12/10/2025

waa maanta waa maalinta calan keenna soomaaliya ee 12 Oct

17/07/2025

Fartaadu waa miraayadda aqoontaada.
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️

07/06/2025

Ciid wanaagsan asxaabta
Like Sar page ka

24/05/2025

Hadduu dhugato geel qabo ma dhadhamiyo geedaha.

22/05/2025

Soomaaliyeey aan isku tashanno.

16/04/2025

Asc asxaabta ku soo dhawaada page kaan cusub.

waxa aad halkaan kala socan doontaa muuqaallo

ku saabsan hab qoraalka waliba si heersare ah.✍️

Want your school to be the top-listed School/college in Cairo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Cairo