Somali Students Association at Arab Academy

Somali Students Association at Arab Academy Official page of the Somali Students Association at the Arab Academy for Science, Technology & Maritime Transport.

Promoting unity, culture, and academic excellence.

Maalintii shalay ahayd waxaan ka qayb galnay munaasabad  dhaqameed aad u qiimo badan oo ka dhacday jaamacadda (AASTMT Al...
28/04/2026

Maalintii shalay ahayd waxaan ka qayb galnay munaasabad dhaqameed aad u qiimo badan oo ka dhacday jaamacadda (AASTMT Alexandria ), halkaas oo lagu soo bandhigayay dhaqamada kala duwan ee dalalka Carabta. Waxay ahayd maalin si weyn loogu muujinayey is-dhexgalka dhaqamada iyo isfahanka bulshooyinka kala duwan.

Si gaar ah, ardayda Soomaaliyeed waxay si heer sare ah, habaysan, isla markaana mug iyo miisaan leh u soo bandhigeen dhaqankeena suuban. Bandhiggeenna wuxuu ahaa mid si qoto dheer uga tarjumayay hidaha, dhaqanka, iyo astaamaha gaarka ah ee bulshada Soomaaliyeed— sida labiska dhaqanka, suugaanta, cuntooyinka iyo bandhigyo kale oo muujinaya quruxda iyo hodantinimada dhaqankeena.

Waxaan ku faanaynaa sida ay ardaydu u muujiyeen karti, isku duubni, iyo jacaylka ay u qabaan dalkooda iyo dhaqankooda. Sidokle waxaa naguwehliya bandhiga madaxa arimaha bulshada.(NAS)Eng Anas Abdulkaadir iyo Ayaanle Abdullahi madaxa arimaha dibada iyo warfaafinta.(NAS)Waxa sharaf weyn inoo ah in aan noqono jiil matali kara ummaddiisa, kuna soo bandhigi kara si qurux badan meel caalami ah.

AAST Arab Academy for Science, Technology and Maritime Transport28-7-2025.Waxaa Malinkii shaley ahaa boqosho ku yimid Ar...
29/06/2025

AAST Arab Academy for Science, Technology and Maritime Transport28-7-2025.

Waxaa Malinkii shaley ahaa boqosho ku yimid Arab Academy for Science, Technology and Maritime Transport

safiirka J.F.S ee Dalka Masar Amb. Ali Abdi Aware oo uu wehliyo safiir ku xigeenka 1-aad ee safarada Abdihakim Ahmed farey, Madaxa waxbarashada safarada mudane Ibrahim Omar dalxa La taliyaha kowaad marwo hodman Cabdisamd iyo Xogyaha kowaaad mudane axmed sayid.

halkaas oo kulamo kula yeesheen Madaxda jamacada & ardeyda soomaliyeed ee wax ka barata kuliyadaha Kala duwan ee jamacada.

Safiirka ayaa kulan gaar ah la yeeshey ardeyda somaliyeed asagoo ku dhiiri galiyey iney didaalkoda sii laba jibaaraan.

Guddoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee Arab Academy.

Address

Arab Academy For Science, Technology & Maritime Transport – Miami Campus Abou Qir Road, Montaza District, Alexandria 21599
Alexandria
21525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Students Association at Arab Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category