Laba caadle primary and secondary school

Laba caadle primary and  secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Laba caadle primary and secondary school, School, balcad, Abu Za`bal.

Waxaa maanta dugsiga Laba caadle primary and secondary school   Ardayda guud ahaan uga bilowday imtixaankiii finalka ee ...
06/06/2026

Waxaa maanta dugsiga Laba caadle primary and secondary school Ardayda guud ahaan uga bilowday imtixaankiii finalka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026

Guud ahaan ardayda waxan u rajeynaa inuu imtixaanka ufududeyo dhamman ardaayda natiijo wanagsan ay kakeynaan inshaa.Allh guuleysata dhammaatiiina..

Maanta oo sabdi ah tariikhdu tahay 18/4/2026 waxaa inoo bilaamay imtixaan  2aad bileedka ah  Waxan rajeynaa guul dhamman...
18/04/2026

Maanta oo sabdi ah tariikhdu tahay 18/4/2026 waxaa inoo bilaamay imtixaan 2aad bileedka ah

Waxan rajeynaa guul dhamman ardaayda

Waxaan halkaan hamplyo diiran ugu diraynaa dhamman ardaayda ku guuleysatay kaalmaha h**e ee imtixaanka dugsiga Laba caad...
01/04/2026

Waxaan halkaan hamplyo diiran ugu diraynaa dhamman ardaayda ku guuleysatay kaalmaha h**e ee imtixaanka dugsiga Laba caadle primary and secondary school Guuusha aad gaartaan waa mid muujineysa dadaalkiina kartidiina iyo anshaxa wanagsan ee aad leydihiin waxaad tihiin tusaale fiican oo dhiirigilin unoqda ardayda kale ee dugsiga aad bey ugu faraxsanyihiin guushiina waxeyna idiin rajeynayaan hormar iyo guulo ka siiweyn mustaqbalka siiwada dadaalka iyo barashada si joogta ah.

Alxmadullilahi alxmdulilahi alxamdulilahi Waxaa si guul ah usoo gabagaboobay imtixaankiii dhexe ee dugsiga Laba caadle p...
21/01/2026

Alxmadullilahi alxmdulilahi alxamdulilahi Waxaa si guul ah usoo gabagaboobay imtixaankiii dhexe ee dugsiga Laba caadle primary and secondary school sanad dugsiyeedka 2025-2026 maamulka dugsiga waxa uu u mahadcelinayaa dhamman macalimiinta waalidiinta iyo dhamman ardaayda waxan u rajeynaa guul iyo gobanino I.a

Maanta oo tariikhdu ku beegneyd 17/01/2026 waxaan guud ahaan fasalada hererkooda kale duwan ee  Laba caadle primary and ...
17/01/2026

Maanta oo tariikhdu ku beegneyd 17/01/2026 waxaan guud ahaan fasalada hererkooda kale duwan ee Laba caadle primary and secondary school oo u bilowday imtixaankiii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 dhamman ardaayda iskuulka waxaan u rajeynaa guul inta dhiman Allah u dhameyo ardaydeyna qaliga ah.

Address

Balcad
Abu Za`bal

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laba caadle primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category