U-Lead Institute

U-Lead Institute

Share

U-lead Institute is a modern online education and professional development institution.

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ โœจ๐ŸŒ™

Hambalyo!!! Waxaan Farxada la qeysaneynaa Maamulka, Howlwadeenada , Macallimiinta, iyo Ardayda dhammaan waxaan idiin leenahay:

๐ŸŽ‰ Ciid Mubaarak! ๐ŸŽ‰
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inaga yeelo kuwa ku Ciida farxad, caafimaad, iyo nabad.

Munaasabaddan qiimaha badan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Nagu Xiran u rajeynaynaa:
๐Ÿ“š Guul iyo horumar
๐Ÿค Midnimo iyo is ixtiraam
๐Ÿ˜Š Farxad iyo barwaaqo

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Eid Mubarak to you and your family! ๐ŸŒธ

26/05/2026

๐ŸŒ™ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ ๐ŸŒ™

Maalintani waa mid ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka.
Waa maalin ducada la aqbalo, dambiyada la dhaafo, lagana xoreeyo addoomo badan Naarta.

๐Ÿคฒ ๐——๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ป:

ู„ูŽุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ูŽู‘ุง ุงู„ู„ู‡ู ุŒ ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู ุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ุŒ ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ

๐Œ๐š๐œ๐ง๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š:
โ€œAllah kale oo xaq lagu caabudo ma jiro Allah mooyee, Waa Alle Kali ah oo Cid wax lawadaagto Majirto, Hantida iyo boqortooyada Isagaa leh, mahad oo dhan Isage Usugnaatay, Waana Allah wax kasta waa karo oo Awooda.โ€

๐Ÿ“– ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๏ทบ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—ฟ๐—ถ:
โ€œMa jiro maalin Allah ka xoreeyo dad badan oo ka dambeyeya Naarta sida Maalinta Carafo.โ€
(Sahih Muslim)

โœ… Badi Ducada iyo Alle Bariga
โœ… Aqri Qurโ€™aanka iyo Ducooyinka Sugnaaday
โœ… Towbad Keen Allahna Cafis Weydiiso

๐Ÿค Allah Naga Aqbalo Ducadeena, Dambiyadeena Allah Dhaafo, Kuwa Naarta Laga Xoreeyo Ayaa Nagu Daro. Aamiin.

13/05/2026
U-Lead Institute 02/05/2026

๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ : ๐—š๐—ผ,๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต https://youtu.be/zB5RQe3rXwc?si=0JxLLBVgRN4yuaHP.
Go,aan Sax ah oo Maanta qaadato ayaa wax badan kabadali kara Noloshaada.
Halkan Ka Daawo Casharka oo Dhameystiran Lana wadaag Asxaabtaada.

U-Lead Institute 12 likes, 1 comment. "Casharka 3aad : Go,aan qaadashada"

U-Lead Institute 28/04/2026

Asc Akhiyaarta Qiimaha Badan Waxaan soodhignay *Casharkii 2aad ee koorsada*
๐Ÿ‘‰ Badal Noloshaada, Qaabey Mustaqbalkaaga.

https://youtu.be/Sb6YgXJ68ks
Oo ku saabsan Transformation Pathway wadooyinka saxda ee loo maro isbadalka dhabta ah
Fadlan Raac Talaabooyinka Soosocda.
1. Subscribe dheh Channelka
2. Like saar Casharada*
3. Linkiga Channelkeena udir Asxaabtaada si ay Uga Faaideystaan*
Ardaygii dhameysta Dhamaan Casharada waxaan Siindoonaa Xuquuqda Koorsada oo dhameyatiran

U-Lead Institute 4 likes. "Casharka : 2aad Wadooyinka Isbadalka aan Umari karno"

U-Lead Institute 26/04/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

Macadka U-Lead Institute waxa uu kugu bishaareeynaa in uu kuu diyaariyay ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰ oo Cinwaankeedu yahay ๐‘ป๐’“๐’‚๐’๐’”๐’‡๐’๐’“๐’Ž ๐’€๐’๐’–๐’“ ๐‘ณ๐’Š๐’‡๐’†, ๐‘บ๐’‰๐’‚๐’‘๐’† ๐’€๐’๐’–๐’“ ๐‘ญ๐’–๐’•๐’–๐’“๐’† oo ah (๐๐š๐๐š๐ฅ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š), taas oo aad ka Daawan karto , Barteena Youtube-ka ee U-lead Institute, si Bilaash ah.

U-Lead Institute 13 likes, 3 comments. "Casharka 1aad: Koorsada Badal Noloshaada oo Qaabey Mustaqbalkaagaโ€"

25/04/2026

Maka Mid tahay Dhalinyarada ku xiran Channelkeena YouTube Ee Ulead institute Comentiga 1aad ka Eeg oo Subscribe dheh.

24/04/2026

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.
ยซู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ
ยซุฎูŽูŠู’ุฑู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุทูŽู„ูŽุนูŽุชู’ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ุงู„ุดู‘ูŽู…ู’ุณู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุงู„ู’ุฌูู…ูุนูŽุฉูยป
โ€” (ุตุญูŠุญ ู…ุณู„ู…ุŒ ุญุฏูŠุซ 854)
๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๏ทบ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—ฟ๐—ถ:
โ€œMaalinta ugu khayr badan ee qorraxdu ka soo baxdo waa maalinta Jimcaha.โ€ Aan ka faaideysano Kheyrka Maalintan Qiimaha badan
โ€” (Muslim, 854)

20/03/2026

๐Ÿคฒ๐ŸŒ™CIID ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐Ÿคฒ๐ŸŒ™

Maamulka,, Macallimiinta iyo Howl-wadeennada ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—จ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ฒ waxa ay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciida u dirayaan dhammaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed (CIID WANAAGSAN) ๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Allah naga aqbalo acmaashii suubaneyd ee bishan Ramadaan.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website