Dugsiga hoose/dhexe ee lixle

Dugsiga hoose/dhexe ee lixle BOGGA RASMIGA AH EE DUGSIGA HOOSE/DHEXE EE LIXLE EE DEGMADA M.MOOGE

Dhamaantiin guul ayaan idiin rajaynaynaa, waxaad soo gasheen tacab iyo dedeaal aad soo wadeen mudo 8 sanno ah ale waxaan...
27/06/2026

Dhamaantiin guul ayaan idiin rajaynaynaa, waxaad soo gasheen tacab iyo dedeaal aad soo wadeen mudo 8 sanno ah ale waxaan idinka baryeynaa in imtixaanka uu idinku guuleeyo.

πŸŒ™ SANADKA CUSUB OO WANAAGSAN πŸŒ™(1-da Muxaram 1448 Hijriya)Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Lixlewuxuu hambalyo iyo bogaadi...
15/06/2026

πŸŒ™ SANADKA CUSUB OO WANAAGSAN πŸŒ™
(1-da Muxaram 1448 Hijriya)

Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Lixle
wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo guud ahaan bulshada munaasabadda Sanadka Cusub ee Islaamka 1448 Hijriya.

Waxaan Alle uga baryaynaa in sannadkan cusub uu inoogu billaabmo nabad, barwaaqo, caafimaad iyo barako dhammaanteen.

Day 6
07/06/2026

Day 6

Day 4
02/06/2026

Day 4

DAY 3
01/06/2026

DAY 3

FINAL EXAMDAY 2
31/05/2026

FINAL EXAM
DAY 2

31/05/2026

TAARIIKH: 31/05/2026

Maamulaha dugsiga, Marwo Foosiya Cabdillaahi Cali, ayaa si rasmi ah maanta uga furtay dugsiga imtixaanka kala 2aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.
Sidoo kale waxa ibo furka imtixaanka ku wehelinayey Kormeere sare cabdirisaaq

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda in imtixaanka kalka 2aad ama Term 2 uu bilaami doono maalinta axada bishuna tahay 3...
29/05/2026

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda in imtixaanka kalka 2aad ama Term 2 uu bilaami doono maalinta axada bishuna tahay 31/5/2026.

26/05/2026

Dhamaan umada muslimka ah waxaanu leenahay ciidul adxa mubaarak.
fans

25/05/2026

Kalmada maamulaha dugsiga.

Address

M. Mooge District
Hebi

Telephone

+252636551519

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga hoose/dhexe ee lixle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share